Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The boss, Ahmed Siilaanyo visits Sool laascanood Gambadhe and other districts

Recommended Posts

Nuxurka Khudbad Madaxweyne Siilaanyo Ujeediyay Ciidanka Qaranka Aagga Barri iyo Socdaalkiisa Laascaanood+Sawiro

 

Laascaanood(Ramaas)January-21-2015-Abaaro 9:00Am ama subaxnimo ayuu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo gaadhay magaalo madaxda Sool ee Laascaanood, waxaana halkaa si weyn ugu soo dhaweeyey shacbi aad u tiro badan oo ka socda bulshada qaybeheeda kala duwan oo kaga horyimid duleedka magaalada, kadibna madaxweynaha iyo weftigiisa u sii gelbiyey gudaha magaalada, isaga oo madaxweynuhu shacbigii isugu soo baxay wadada hareeraheeda salaan gacantaaga u fidiyey.

 

Intaasi ka dibna waxa madaxweynaha la geeyey Xamdi hotel oo madaxweynaha ay ku sugayeen kumanaan dad ah iyo cuqaal aad u tiro badan, halkaasina waxa hadalo ka soo jeediyey garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Garaad Cabdilaahi Maxamed Guuleed, Suldaamo kale, Chief Caaqilo, Gudoomiyaha Bahweynta Nabada Marwo CARFI JAAMAC CALI, Maayarka Magaalada, Badha-saabka gobolka, masuuliyiin kala duwan, oo uga mahadnaqay safarka uu ku yimid gobolka, markii labaad balse kala duwan labadaasi wakhti marka loo eego xiliyada laga soo gudbay, iyaga oo ku tilmaamay isbedelkaasina mid waxqabad oo ka gobol ahaan ay qirayaan in xukuumadani ay wax weyn u qabatay sool.

dhinaca xukuumadana waxa halkaasi ka hadlay wasiirka Warfaafinta, cukuse, Wasiirka hawlaha Guud cabdirisaaq, Wasiirka Biyaha, Xuseen, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali warancade oo madaxweynaha ku soo dhaweeyey markii danbe

 

Madaxweynaha Somaliland wuxuu uga mahadnaqay Bulshada reer Sool soo dhawaynta ay soo dhaweeyeen madaxweynaha iyo weftigiisaba, isaga oo madaxweynuhu yidhi alle ha idin karaameeyo hana idin sharfo, waad nasharafteene, wixii baahiyo ka jira gobolkana waxa aanu halkan maanta u marayno ayaa kow ka ah, diyaarna waxaanu u nahay mar walba in aanu idin barbartaagnaano ka xukuumad ahaan.

 

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu kormeer ku soo maray fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee jiidaha hore ku sugan, isaga oo madaxweynuhu salaan ka qaatay ciidamada qaranka, ka dibna taliyaha ciidanka qaranka Sareeye gaas Ismaaciil Shaqale iyo wasiirka gaashaandhiga Somaliland, ayaa ciidanka sharaxaad ka siiyey madaxweynaha oo socod lug ah ku soo mariyey ciidamada halkaasi ku sugnaa badan kooda, sidoo kale waxa uu madaxweynuhu kormeeray xarumaha taliska ciidamada qaranka.

Madaxweynuhu wuxuu hadal u jeediyay Ciidanka waxaanu yidhi “Aad iyo aad ayaanu aniga iyo weftiga ila socdaaba ugu faraxsanahay inaanu maanta idin la joogno Oo Ciidamada Qaranka jiida hore u nimaadno. Aad baanu idiinku faannaa, aadbay umaddu idiinku faantaa, waxaad tihiin dadkii Umadda iyo dalkan daafacayay ee heeganka u ahaa, daacadda u ahaa,mar walba heeganka u ahaa inay naftooda u huraan daafacaddiisa iyo midnimada dalka, annaguna aad baanu idiinku mahadcelinaynaa oo idiinku faanaynaa. Waxaanu idiinku nimid inaanu idin aragno oo inkasta oo masuuliyiintiinu nooga kiin waramayaan haddana indhahayaga idinku aragno oo xaaladdiina ogaano oo diin mahadnaqno oo idin faannino”

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Nuxurka-Khudbad-Madaxweyne-Siilaanyo-Ujeediyay-Ciidanka-Qaranka-Aagga-Barri-iyo-Socdaalkiisa-Laascaanood-Sawiro.html#sthash.2iOLpSvC.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

The weak pirates usually cry and start their caambarayn the question is what can you do about it

 

 

 

Maamulka Puntland oo Cambaareeyay Booqashadii Siilaanyo ee Laascaanood

0 0 Google +0 0

 

Khamiis, Janaayo 22, 2015 (HOL) — Khamiis, Janaayo 22, 2015 (HOL) — Maamulka Puntland ayaa cambaareeyey booqashadii kediska ahayd ee shalay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ku tegey xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.

 

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska af-hayeenka Putland ayaa lagu sheegay in Puntland raali ka ahayn daan daansina u aragto booqashada Siilaanyo iyo wafdigiisa.

 

War-saxaafadeedka oo nuqul kamid ahi soo gaarey HOL waxaa sidoo kale baaq loogu diray Dowlada Federaalka, Qaramada Midoobey iyo wadamada deriska, kuwaasoo lagu wargeliyey in Somaliland xadgudub ka wado deegaano ka tirsan Puntland, waa sida qoraalka madaxtooyada Garoowe kasoo baxay lagu sheegaye.

 

Booqashada madaxweynaha Somaliland uu shalay ku tegey Laascaanood waxay ahayd tii labaad ee uu degmadaas ku tago laga soo bilaabo markii ay si buuxda gacanta ugu gashay Somaliland bishii Oktoobar ee sanadkii 2007.

 

March 2014 ayey ahayd markii sidan oo kale Madaxweynaha Somaliland booqasho aan horay loo shaacin muddo koobana qaadatey ugu soo gaarey degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag.

 

HALKAN KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA:

 

 

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online

xaajidirir@hiiraan.com

Puntland Soomaaliya

- See more at:

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xaaji, stop celebrating niyoow. Lasanod is occupied because its people are divided and the same Garad you see supporting and welcoming Siilaanyo is part of it. but you should know that if the darwish clan wasn't part of this, you would not be drinking tea even one day in Lasanod and Puntland would kick you behind. Puntland must do everything it can to not get into a fight with its own people from Lasanod. this is a political game and it will be settled that way soon.

 

enjoy while it lasts niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The pirates and their excuses if you believe laascaanood is your Land why not fight for it , why not Kill for it , the same way Cabdilahi Yusuf Karbaasshed reer Bosaaso. It has been 8 years and counting aniga jab la magaan it has been a year since cabdi cawar took over. The so called garaad defected back to Somaliland in march 2014 , Somaliland doesnt rule the Land because of Clan elders it rules the Land because Somaliland is the Land lord.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

When is the old fart planning on coming to Laasqoray for an hour again? Or Badhaan?, where PL is building a university. And don't get me started on Cayn, which is fully under PL rule.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nonsense Buhoodle is ruled by clan elders last time i checked the people of Buhoodle showed their shoe to the camay guy. Somaliland parliament speaker and Somaliland health minister and a SL officials can enter the city when ever they want. How come than Puntland cant stop them if puntland has a say over the small town Try to visit Gambade taleex xudun laascanood can pirates set foot in those regions never.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I welcome that " Reer Sool " finally decided to put their political agenda in one place. Fractured groups running between two regions was disaster for their community.

 

. They had amble opportunity to make their own administration for the last twenty years but did not do or could not do. They have an open land to organize and create something but that never meant to happen. If things do not work your way, one must change his political strategy. a united " Reer Woqoyi" is good news.

 

On the other hand , I did not hear Cali Khaliif proclaim secession . Gu' idu hakuu dambeyso , bal marka hore ummadaada meel iskugu gee.

 

Xaaji, the Punties do not need to go to war. Even in earlier times when they had the opportunity to fight in Laascaanood, when Xaabsade incorporated his militia with Somaliland, they decided to stay away , which was the logical political move. They should not interfere a war that pits two Garaad communities against each other.

 

What I like about Puntlanders are they do not create mess or entangle themselves with quagmire. I was reading our friend Oodweyne complaining about Puntlanders pushing the Garaad or taking power both from Mogadishu and Puntland, even calling M. Saleebaan by their names.

 

Xataa Faysal Waraabe ayaa idaacadaha ka lahaa nimankaas M.j....nia ayaa awoodi Soomaalia la siiyey. Hada iska jir oo nimankaas cidna xabad dhafoorka kagama qaban , cid ma xasuuqayaan, cid dhul kamay qaadan.

 

The Puntlanders are just following the rules and playing the Somali game as was prescribed by the rules. They took the "khatumo delegates " by exercising political maneuvering. I even heard the Mogadishu based Landers crying foal about that arrangements. That is how politics are played.

 

Sometimes the political moves of the " Reer Woqoyi" becomes even ridiculous. Yesterday, I saw a member of the " Guurti" praising the government for the expulsion of the singer from Boosaaso who were denied to stage a concert in Hargeisa. She was just like any other singer both in style and clothing attire which is not different from others, but the " Sheikh " minister of religious affairs sent the army to stop her.

 

My question to Ooweyne and others is , If we can not even handle a singer from Punties, how are we going the handle the sophisticated game of Somali politics?. You know what, that is probably the reason we have to leave, because, we can not compete with these southern politicians.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Malister, please keep out the so called Somali " Danab" contingent from Gaalkacayo. When I heard, about the so called investigation in Mudug , I became suspicious already. Since Amisom can not come to these area, you are trying to spread chaos in Puntland. Today , we have seen the devastating effect of the Mogadishu cell in Gaalkacayo. Two trucks loaded with bombs exploding in North Gaalkacayo, Puntland.

 

If you have a man power to investigate terrorists and sleeper cells , please do so, not in Gaalkacayo but in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this