Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland minister of Minerals, Energy lashes out against Mogadishu admin

Recommended Posts

Wasiirka Macdanta “Shirkadda ARC Waxay Heshiis Sharci ah la Gashay Somaliland”

JANUARY 7, 2015

Wasiirka MacdantaHargaysa (Somaliland.Org): Wasiirka macdanta iyo tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay in shirkadda ARC oo hawlo sahamin dhinaca macdanta ah ka wada buuraha simoodi ee gobolka Awdal ay heshiis rasmi ah la gashay dawladda Somaliland.

 

Wasiirku waxa uu cambaareeyay warka ay dawladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in aanay iyaga shirkadaasi ka haysan wax ruqsad ah, isla markaana ay ugu baaqayaan inay ka baxdo gobolka Awdal.

Wasiirka Macdantu waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu xalay siisay laanta afsoomaaliga ee BBC-da, waxa kale oo uu sheegay in shirkaddda ARC oo ah shirkad Shiine ah in ay hawlaha sahaminta iyo baadhista macdanta ka waday deegaamo ka tirsan gobolka Awdal muddo laba sanno ah.

“Way ka wadaa shirkadu baadhista macdanta, heshiis sharci ah ayay dawlada Somaliland la gashay, waana shirkad muddo dheer dalka deganayd, kana diiwaangashan, kana sharciyaysan, sahamina ka samaynaysay muddo 2 sanno ah deegaankaasi, lagana gudbay sahamintii oo dawladda Somaliland ay garatay in ay heshiis la gasho wax soo saar,” ayuu yidhi Wasiirka Macdantu.

 

Isagoo hadalkiisa sii watayna waxa uu yidhi “Dawladda heshiis sharci ah oo rasmi ah ayay la gashay shirkadda ARC oo ka gudbay Folaha Wasiirrada laga ansixiyay oo dawlada Somaliland ay qaadatay inay heshiis la gasho, iyadoo deegaankana ay muddo dheer ka shaqaynaysay, dadkana isku soo dhawaansho iyo wada shaqayni ay ka dhaxaysay, waxaan la leeyahay baro-kaca iyo qabiil isku dhufashada ay sheegayaan qolada Soomaaliya ee beenta ah ee qaawan ee laga samaynayo oo ay duuban tahay sida ay dadka deegaanku u soo dhaweeyeen markii aanu u kuurgalnay ka hor intii aan wax la bilaabin, oo ay wasaaradu tagtay oo ay ka muuqatay in dadka deegaanka masuuliyiintiisii kuwii dawladda ku jiray, madax dhaqameedkoodii iyo aqoonyahankoodiiba ay si fiican ula shaqaynayaan oo ay u soo dhawaynayaan shirkada macdanta baadhaysa.”

 

Somaliland.Org/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this project is finished and dead my friend xaaji. this thing is gone. believe me my friend, this project is done. the chinese CEO of the scrupulous company will be hanged by the Chinese government. he is in hiding tonight.

 

gone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

What happened to the fighting talk we were used to from SL when such things happened. What happened to the. " we are a sovereign state" argument.

 

To me, this looks more like a wild horse who has finally been broken and looking tired is scratching the ground with one hoove while lowering its head as a sign of submission to its master!. The only thing left is to eat from the master's hand ....

 

Whipped into shape more like!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Both the sl opposition and the gouvernement spoke hard against the koofurian administration. I can assure you the public is very happy With this. The koonfurians are only known to complain to their embassies but no action to back it up. Because those Who have amisom africans as their awliyaa shall never prevail.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

<cite>
said:</cite>

Both the sl opposition and the gouvernement spoke hard against the koofurian administration. I can assure you the public is very happy With this. The koonfurians are only known to complain to their embassies but no action to back it up. Because those Who have amisom africans as their awliyaa shall never prevail.

 

Are you trying to convince yourself because i doubt anyone buys that story of yours mate!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this