Sign in to follow this  
Mooge

The car that was used by terrorist to attack Halane is owned by qoslaye's friend

Recommended Posts

Mooge   

Waagacusub.info - Fadeexadii ugu xumeeyd taariikhda ayaa ka dhalatay weerarkii shalay lagu qaaday Taliska Ciidanka Amisom kaas oo kooxda Al-Shabaab u adeegsadeen gaari nuuca aan xabada karin.

 

Gaariga loo adeegsaday weerarka Taliska Amisom oo ah nuuca aan xabada karin waxaa iska lahaa Wasiirkii hore ee Amniga iyo Arrimaha Gudaha Somalia Cabdi Kariim Xuseen Guuleed.

 

"Baabuurka Bullet Proof-ka Xalane lagu weeraray waxaa iska lahaa Abdikarim Hussein Guleid wuxuuna uga kireysnaa Hey, ad magaalada ka shaqeysa oo Emaratka laga leeyahay”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Somalia balse codsaday inaan magaciisa la shaacin.

 

Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Khaliif Ereg oo isagana Waagacusub la hadlay ayaa yiri "Baabuurkaas waxaa iska lahaa Abdikarim Hussein Guleid wuxuuna ka kireystay Hay’ad Carbeed,Maalintii 1200 oo Dollar ayuu ka qaadan jiray Bishiina 36000 Dollar,Baabuurka sidaasa,oo taargada Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga wata ayaa Xalane lagu weeraray”

"Saraakiisha Amaanka iyo Madaxda dalka markeey ogaadeen in Gaariga lagu weeraray Amisom yahay kii Cabdi Kariim Guuleed ayey afka xiratay,waana sababta ilaa iyo hadda aanay dowlada Somalia uga hadlin waxa dhacay laakiin wuxuu weerarkaan qabri u diray rajadii Abdikarim ee aheyd amaad markale Wasiir noqotaa” sidaan waxaa Waagacusub ku yiri Wasiir ka tirsan Xukumadii la riday ee Cabdiweli Sheekh Axmed.

 

By Dahir Alasow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

how long has Mooge been telling you that qoslaye actually works with Alshabab. these websites are so behind. lol.

 

shame that somalia is hostage to this damjadiid-shabab wadashaqayn.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this