Sign in to follow this  
Mooge

Report Card : Every Puntland minister must give progress report

Recommended Posts

Mooge   

This is unheard of in Somali politics. President Abdiweli has instructed every minister in Puntland to document the work he or she did and show real accomplishments on the 27th of this month. there is no compromise. every minister must tell the people of Puntland what he/she did within the year this government was in power.

 

Puntland:-Wasiir kasta oo ka tirsan Xukuumadda wuxuu umada reer Puntland uso Bandhigayaa wixii uu u qabtay sanadkii tagay.

Golaha Xukuumadda Puntland ayaa wada abaabulkii ugu dambeeyay oo ay isugu diyaarinayaan Shirweyne balaaran oo ay kuso Bandhigayaan Wax qabadkooda Sanadkii ay xilka hayeen oo maalmo ka dib 1-sano ku buuxsamaya.

Wasiir kasta oo ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland ayaa Shirweyne balaaran oo dhici doona 27-ka illaa 28-ka bisha kuso Bandhigi doona Waxyaabaha ka hirgalay balanqaadkiisii,waxaana shirku uu ka dhici doona magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

Marka laga tago Waxqabadka,waxaa sidoo kale Wasiir kasta uu umada reer Puntland uso Bandhigayaa qorshihiisa Waxqabad ee sanadka 2015-ka.

Bulshada reer Puntland ayaa Warbaahinta kala socon doona Shirweynaha,si ay u ogaadan waxa ka hirgalay balanqaadkii Golaha Xukuumadda sanad ka hor.

Dawlada ayaa lagu wadaa in horaanta sanadka cusub ay si guud uso Bandhigto Waxqabadka sanadkii tagay,marka laga tago shirweynaha Wasiir kasta uu kuso Bandhigayo Waxqabadkiisa.

Si kastaba ha ahate,shirweynaha La-Xisaabtanka Xukuumadda ayaa muhiimad balaan u xambaarsan umada reer Puntland.

www.puntlandi.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I know for sure Wasaarada Haweenka iney wax qabad badan soo bandhigi doonto, already she does talk with her weekly achievement on Puntland TV and on her Ministry website, lets wait for her on that day, she will steal the show, a fellow Minnesotan waaye camal.

 

Also, there are other wasaarado who did achievdved something, like the sports and youth one, by holding few football tournaments, he is cool guy by the way.

 

Then there is this wasaarad which also did something laughable, by firing Rugta Ganacsiga ee Puntland ee waligeed soo jirtey een siyaasad shaqaba ku laheyn sir yo caad, lets wait for him to speak, waa wasaarada Ganacsiga.

 

Then there is this wasaarad which only exist by name only, lets wait for him to speak that day too, waa wasaarada duulista, oh wait, he is busy building Boosaaso International Airport, that is one un-finished achievement since he took office 11 months ago.

 

Then wasaarad kale ayaa jirta o ayadna wax la taaban karo sameesay, waxa ay abuurtey dhowr geed outside Boosaaso plus exporting the largest camels outside the country(500,000 thousand camels in 6 months), waa wasaarada xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

 

Wuxuu ku faantami doonaa, geelii ugu badnaa ee wadanka ayaan u direy Sacuudiga, for him, this will be an achievement!

 

Also, there are some wasaarado who did NOTHIGN at all, it would be really entertaining to listen them bmumblin and bubling for nothing.

 

 

 

This is nuune, reporting from Garowe.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this