Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadishu police take over security the army and Amisom move out historic

Recommended Posts

Mogadishu police take over security the army and Amisom move out

 

MUUNGAAB-IYO-TUURYARE.jpg

 

 

 

aliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Difaacyadii Muqdisho Ku Lahaa Ku Wareejiyay Hey’adaha Ammaanka “Sawirro”

Published on December 1, 2014 by Musdafe xuseen · No Comments · 316 views

Xaruumihii ay ay ku sugnaayeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa oo ay la wareegeen tan iyo markii Maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab laga saaray Caasimada ayaa si toos ah ugu wareejiyay Ciidamada Nabas sugida iyo sirdoonka Qaranka iyo ciidamada Booliska Soomaaliyeed kuwaa oo sugaya ammaanka guud ee xaruumahaasi ee lagu wareejiyay.

 

Xaruumaha hey’adaha ammaanka lagu wareejiyay ayaa waxaa ka mid ah xerada Maslax, Warshada Nac Nac iyo xaruuma kale, waxaana munaasabad lagu qabtay warshada Nac naca ee Suuqa Xoolaha oo xaruumahaasi lagula wareejinayay hey’adaha ammaanka ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuur yare C/raxmaan Cumda, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe, Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen C/risaaq Khaliif Cilmi, Guddoomiyaha gobolka Banaadir Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab , iyo taliyaha Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir Gen Madaale.

 

munaasabadaasi kaddib ayaa waxaa ciidamada Boliiska iyo nabad sugida ay qeybsadeen xaruumahaasi ay kala wareegeen Taliska Ciidanka Xoogga Dallka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 12-april ee CXD, waxaana si buuxda ammaanka Muqdisho ula wareegay Hey’adaha Ammaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Nabad-Sugidda oo Howlgal Ku soo Qab-qabtay Rag lagu tuhmayo Shabaabnimo

 

http://www.youtube.com/watch?v=W35q7tWAKY8

 

Maamulka-banaadir-iyo-maxkamada-qalabka1

 

 

job well done Taliyaha Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuur yare C/raxmaan Cumda has proven him self security of Mogadishu should only be local initiative Next will be Amisom to withdraw out of the city complete ....................

 

 

Great day

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this