Sign in to follow this  
Mooge

Qoslaye is so desperate he tried Voodoo at Siyaad Barre's grave

Recommended Posts

Mooge   

http://marqaanweyne.com/?page_id=12632

 

niyoow qoslaye and his Unuka culture of Voodoo is sickening. listen the audio above which the governor of Gedo is disgusted by qoslaye's personal guard unit known as Alpha Group flying all the way to Gedo to grab Voodoo sample from Siyad Barre's grave so that Abdiweli can be defeated.

 

looooooooool. walaaahi qoslaye has lost his mind. my friend in nairobi said that the Puntland damjadiid doctor has defected after qoslaye's condition worsened.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is unbelievable niyoow.

 

Culusoow oo Qabriga Siyaad Barre Sixir u doontay

 

Waxaa magaalada garbahaareey ee gobolka gado yimid 5 kamid ah ilaalada Madaxtooyada ee Madaxwayne xasan sheikh maxamuud, ilaaladan oo sidaran uhubaysnaa ayaa markay garoonka kasoo dageen waxaa gacanta kudhigay Ciidamo katirsan AMISOM, Waxayna waydiiyeen meesha ay kusocdaan iyo cida ay yihiin madaama laga shakiyay

 

Xaalada oo halkaa taagan waxaa soo wacay AMISOM xafiiska madaxwaynaha soomaaliya, waxaana loo sheegay in uu madaxwayne xasan soo diray ayna rabaana in ay tagaan qabriga maxamed siyaad bare.

 

Waxaana loo sii qaaday qabriga, hadaba markii ladul geeyay qubuurihii ayay dhaheen dusha naga tusa midka uu kuxabaalan yahay Maxamed siyaad bare laakiin waa loo diiday, hadaba ujeedada ay usoceedn in ay qabriga arkaan bal dhagayso adaa yaabi doonee.

 

Ninkan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay arinta aad soo dhagaysatay ee ah In ay Ciid kaqataan qabirga si looga guulaysto RW abdi wali sheikh axmed waxaana arinkaa ushegay xasan sheikh faaliye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

5 Kamid ah Ilaalada Madaxwayne Xasan oo Loo soodiray Qabrigii Maxamed Siyaad Bare ARIN YAAB LEH

 

Waxaa magaalada garbahaareey ee gobolka gado yimid 5 kamid ah ilaalada Madaxtooyada ee Madaxwayne xasan sheikh maxamuud, ilaaladan oo sidaran uhubaysnaa ayaa markay garoonka kasoo dageen waxaa gacanta kudhigay Ciidamo katirsan AMISOM, Waxayna waydiiyeen meesha ay kusocdaan iyo cida ay yihiin madaama laga shakiyay,

Xaalada oo halkaa taagan waxaa soo wacay AMISOM xafiiska madaxwaynaha soomaaliya, waxaana loo sheegay in uu madaxwayne xasan soo diray ayna rabaana in ay tagaan qabriga maxamed siyaad bare,

 

Waxaana loo sii qaaday qabriga, hadaba markii ladul geeyay qubuurihii ayay dhaheen dusha naga tusa midka uu kuxabaalan yahay Maxamed siyaad bare laakiin waa loo diiday, hadaba ujeedada ay usoceedn in ay qabriga arkaan bal dhagayso adaa yaabi doonee

 

HALKAN KADHAYSO AYAABKA ADUUNKA

mmNinkan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay arinta aad soo dhagaysatay ee ah In ay Ciid kaqataan qabirga si looga guulaysto RW abdi wali sheikh axmed waxaana arinkaa ushegay xasan sheikh faaliye

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Maalin dhawayed waxaan baahinay In Ciidamo Afka duubayn ay gaadheen Magaalada Garbahaaray waxayna Ciidamo sheegeen in ay Mgaaalada u yimaadeen in ay soo arkaan Qabrigi Maxamed Siyaad Barre Ciidamadaas waxaa ka hor tagay Ciidmo deegaanka iyo Ciidamada AMISON Waxayna dib ugu laabteen Muqdisho

 

Warar dib laga helay wax ay u socdeen Ciidamada Afka duubta ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay wateen Amar laga soo siiyey Magaalada Muqdisho kaas oo ahaa in Ciid ka soo qaadaan Qabriga Siyaad Barre ayna keenaan Madaxtooyada sheekada ah in ay doonayaan Caro waxay dhex martay Ciidamada Garbahaaray iyo Ciidamada Diyaarada ku yimid.

 

Halkan Guji oo Ka Dhageyso

 

Sarkaal arinta ka hadlay ayaa yidhi Arintan waxay salka ku haysay is qab qabsiga Madax sare dawlada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Sarkaal ku sugan magaalada Garbahaarey ayaa warbaahinta u sheegay war ay ka YABEEN shacabka Soomaaliyeed kaaso ah in ciidan laga diray Madaxtooyada Xamar ay gaareen Qabrigii Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

 

Ninkan oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ergadii uu so dirtay ciidda qabriga Maxamed Siyaad Barre ay ka diideen.

 

http://isiiwarka.com/?p=1794

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is so completely strange and absurd, I don't know what to say.

 

But I can believe that Culusow is probably taking this political turmoil really hard. He's full of cuqdad and hatred when he discusses political entities/politicians that he doesn't like. I remember how he was shaking in anger when the interviewer asked Culusow about Puntland severing ties with the Federal Government :D :D Now this whole confrontation with Baldy has probably pushed him over the edge. He really needs to get himself together. Miskeenka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

lool@DcotorKenney. Saxiib, this is more than absurd. Like you, I just don't know what to make of this story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this