Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland army advances into Buuraan

Recommended Posts

Buraan-to-Erigavo.jpg

 

 

 

Ciidamada Somaliland oo gudaha u galay Deegaanada Puntland{DHAGEYSO}

November 15, 2014

 

Buraan–KNN– Ciidamada Maamulka Soomaaliland oo wata Gaadiid Dagaal oo aad u badan ayaa Gudaha u soo galay Degmada Buraan ee Gobolka Sanaag islamarkaana Maamulka Puntland uu Gacanta ku hayo.

Wararka ayaa sheegaya in markii Ciidamada Soomaaliland ay Galeen Degmadaasi ay Banaanbax kala horyimaadeen Shacabka ku nool Degmada,kuwaas oo diidan soo galida Ciidamada Maamulka Soomaaliland Deegaanada Maamul Goboleedka Puntland.

Gudoomiyaha Degmadaasi Bootaan Axmed Bootaan oo la hadlay Radio Kulmiye Xafiiskiisa ku yaala Puntland ayaa ka hadlay qaabka Ciidamadaasi ay u soo galeen Degmada Buraan iyo qaabkii uu u dhacay Mudahoraadka looga soo horjeedo.

Sidoo kale Bootaan Axmed Bootaan ayaa sheegay in Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo Shacabka kaliya aysan waxba qaban karin loona baahan yahay in Mamaulka Guud ee Puntland uu soo fara galiyaan Arrimahasi.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Maalaayacni, welcome back from your self-imposed hiatus :D

 

Saaxiib, shit hit the fan in Hargaysa with Silanyo arresting and killing people left and right, acting like the true dictator he was born to become... And you come back to SOL to tell us that Somaliland is taking new lands by force.

 

Is this not the same force that was used against those poor civilians in Burco just yesterday?

 

Maalaayacni will always be Maalaayacni, but as you were saaxiib... and good to have you back on SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this