Sign in to follow this  
Axmed1508736699

Suicidebomber sent from Terrorist HQ Hargeisa kills 20 people in Mogadishu

Recommended Posts

Madaxweyne Xasan Sheekh “Nabad diidka wali ma dhamaan, waa nool yihiin in taxadar laga qabo u baahanahay”

by A M | Monday, Oct 13, 2014 | 639 views

 

 

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab inay ka dambeeyeen qaraxii xalay ka dhacay maqaaxi lagu qaxweeyo oo ku taal wadada Maka Al-Mukarama.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay munaasabad xalay lagu maamuusayay maalinta Calanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga taxadaro waxa uu ugu yeeray dhagar qabayaasha.

 

“Aad ayay u xanuun badan tahay anagoo caawa u dabaal degeyno calankii iyo astaanta qaranka ayaa cadawga si gaadmo ah baabuur qarax waxay hor dhigeen meel dad Soomaaliyeed ay ku qaxweynayeen, dad saakay inta soo shaqeysatay caawana ka nasanayay shaqadooda ilaa iyo hada 13 qof naloo sheegay inay geeriyoodeen 18 qof ay dhaawacmeen”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

 

Madaxweynaha oo sii hadlayay ayaa yiri “Waa arrin aad u xun, wax sabab ah oo dadkaas loo dilay iyo sabab ay u dhinteen ma garan karo dad si nabad meel ku fadhiyay in baabuur qarax la soo hor dhigo waxay tilmaameysa rajo xumada nimankaas meesha ay ka mareyso, wax rajo ahn ay dadka ka leeyihiin aysan jirin oo ay ugu dhamaatay, cadaawadooda waxay daliil u tahay in umadan aysan rajo ka laheyn”

 

“Nabad diidka wali ma dhamaan, waa dhaawacnay, waana dhantaalnay, waana daba joognaa, wali waa nool yihiin in taxadar laga qabo u baahanahay nagu qabiil ma ahan, nagu qaraabo ma ahan, dadka Soomaaliyeed waxaan rabnaa inaan si siman aan isaga qabano oo aan isaga dhameystirno nimankaas nabad diidka qaraabo ma lahan yaan lagu kadsoomin”ayuu yiri Madaxweynaha.

 

Al-Shabaab ayaa wali sheegan weerarkan, inkastoo mas’uuliyada dowladda ay ku eedeeyeen, waxaana weerarkii xalay uu ku soo aaday, xilli magaalada Muqdisho ay xaaladeeda ammaan wanaagsaneyd.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

such nonsense as your headline'from Hargeisa' won't keep you off the hook.You either fight for whateva you believe in as a man or keep clutching straws like toddler.............Such desperate tactics won't take you anywhere,if any you meet wth the strongest backlash which knowing you absolutely there's nothing you can do about.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

<cite>
said:</cite>

Sxb, you must really pray to Allah that i will never be made leader of Somalia. I would turn Siyad Barre into a saint compared to what i would do to maamulka somalidiidka.

I am sure I would not lose a night's sleep if you became the president of koonfuria given the likelihood that you would be cowering in a clusterphobia inducing Ugandan tank :-D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaada, don't let this clown's accusation cloud your judgement, ee dadka la xasuuqay u tacsiyeeya and ignore the kid. He's apparently trying to invoke you guys from the SL and you're falling for his silliness. AS has no clan identity and doesn't care who's blood they shed nor do they care about Mogadisho, Hargaysa, or any other Somali town. Marka, bal inta la xasuuqay u duceeya, tacsina u dira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this