Sign in to follow this  
Mooge

A new low for HAG after trying to kill General Abshir's 90 year old wife

Recommended Posts

Mooge   

this is the lowest for HAG damjadiisists occupiers. General Mohamed Abshir Hamaan is the founding father of the republic and Somalia's first police chief. he is a respected official by every clan and spent years in jail after siyad barre siezed power in a coup. general abshir had a house in mogadishu. he is 90 years old. his wife who is an old lady herself went back to mogadishu this month to get her house back.

 

the general who lives in her house shot her 5 times. she was in critical condition but survived the assassination. this is shocking news. HAG has hit a new low by attempting to assassinate old lady so that they can keep the house.

 

there is no arrest. nobody is being investigated. silence.

 

the lady is flown to US for treatment.

 

Cambaareyn: isku daygii lagu kharijin lahaa xaaskii Jeneraal Maxamed Abshir Haamaan

 

Jeenaraal sare oo ka tirsan ciidanka booliska soomaaliyeed oo magaciisa layiraahdo Jentaal Ahmed Dhayib Ahmed (Dhagacaleen) ayaa waxuu ku guul daraystay in ay u hirgasho in uu khaarijiyo xaaskii Jeneral Mohamed Abshir Haamaan oo magaceeda layiraahdo Faadumo Mohamed Aden (Calbato) oo ku sugnayd markaas gurigeeda oo kuyaal magaalada Muqdisho ee Soomaaliya. Halkaas oo ay kabadbaaday rasaas ka haleeshay madaxa ayna noqotay dhaawac culus oo loola soocararay dhalka Turkiga. Dhakhaatiirta turkigu ayaa hada la tacaalayso nolosha murwo Faadumo Calbato. Waxaa kaloo isku daygaa dilka aha kabadbaaday oo aan wax dhaawici ah soo gaarin 3 caruur ah oo ay kujiraan 2 caruur ah oo uu dhalay Jeneraal M Abshir oo iyagu goobtaa kacararay markii baaska lagu furay

Waxuu jeeneraal Dhago caleen cadeeyay in ay dilkaa lamaleegay nin isaguna katirsanaa Baarlamaankii shariifka ee dawladii hore oo layiraahdo ina Nageeye oo isagu sheegtay in uu gurigaan leeyahay kuna abtirsada dadka koonfirta soomaaliya dagan

Waa kuma Jeenaraal Dhagacleen

Dhagacaleen waa nin ka tirsan Jeenaraalada dawlada hada jirta ay ku tiirsantahay awood ahaan ayna isku hayb yihiin Faarax Sh Abdulqaadir wasiirka garsoorka iyo arrimaha dastuurka dalka. Jeenaraal dhaga caleen intii uu Guriga halgamaa Maxamed Abshir Haabaan xooga ku haystay waxay dawlada soomaaliya tababar ugu dirtay dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Malaysiya si uu ugu soo qaato tababarka xaga ladagaalanka danbiyada iyo dhowrista shuruuc da booliiska soomaaliyeed. Mushaarkiisa iyo tababarkiisana waxaa bixinayay dalka soomaaliya si uu u badbaadiyo umada soomaaliyeed balse nasiib xumo waxuu qabaa shaati qaldan. Dhagacaleen askarta sugaysay nabad galayada Guriga uu xooga kuhaysto mushaarkooda iyo noloshooda waxaa bixinayay dawlada soomaaliya iyadoo ay ogtahay in uu dhagacaleen hanti dad boob ku haysto uuna sharciga isagu jabinayo hadana waxaa loo diray tababar sharci ilaalineed. Nasiib daro howshii qaran ee la rabay in uu ku difaaco muwadiniinta soomaaliyeed ayuu iyagu u adeegsaday in uu hantidoodii banneyso oo uuna xabad kala daalo.

Jeenaraal Dhagacaleen waxaa maxkamada dastuuri ah kuxukuntay mudo laga joogo halsano iyo bar in uu Guriga halgamaa M.A Habaan uu kaga baxo mudo kusiman 30 maalmood balse wuu diiday waxuuna sheegtay in uu isagu sharciga gacanta ku hayo kana sareeyo. Dawlad soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxay indhaha kaqarsatay in sharciga la horkeeno danbiile Dhaga caleen isagoo weli labisan uniformkii booliiska qaranka soomaaliyeed.

Haddaba anigoo ku hadlaya magaca qoyska gabadha uu dhaawaca culus soo gaaray oo ah xaaska Jeneraal Maxamed Abshir Haabaan waxaan cambaareynaynaa falkaas foosha xun oo dhaawaca loogu geystay marwo Faadumo Calbato oo hadda ku sugan dalkaasi Turkiga oo lagula tacaalayo dhaawacas kasoo gaaray falkaas foosha xun oo uu soo maleegay Jeneraal Dhegocaleen. Waxaan ka codsaneynaa dhammaan hay’adaha qaabilsan amniyaadka ee dowladda federaalka iyo madaxda sare ee dowladda Federaalka in arintaas si deg deg ah wax looga qabto oo dadkii arintaas soo maleegay iyo wixii ka danbeeyayna sharciga la horkeeno.

Sidoo kale waxaa arintaas foosha xun canbaareynaya dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyagoo falkaas ku tilmaamaya fal arxan daro ah oo kasoo horjeeda sharciga iyo qawaaniinta islaamnimo iyo mid bani’aadanimoba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow the bad news is that when qoslaye visited minneapolis few weeks ago, he went to General mohamed abshir's house in minneapolis and thanked the founding father for his service. little did we know that the family would think that it is ok to go to mogadishu and visit their old occupied home.

 

niyoow how do you shoot an aging woman five times? it is miracle she is alive.

 

10603629_10201327050417246_8613935696948015758_n.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Justice for faadumo Mohamed Aden (Calbato) the wife of Somali founding father General Mohamed Abshir Hamaan.

 

photo-3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Allaha u fududeeyo dhaawaceeda haddii warkaasu xaqiiqo yahay

Caddaaladda qaraabadaa ka weyn waagii generalada la'ahaa maahan awoowe, xaafadda kaxda dad halaga raadiyo,inta wadanku si fiican u istaagayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Mooge sxb maanta waxay gaartay xitaa beesha Otherska ama beesha shanaad inay xamar guryihii idinka haystaan aad internetka kusoo calaacashaan

 

maxaad HAG magacooda ugu soo dartay dadka guriga idinka haysta HAG ma sheegtaan oo waa beesha shanaad oo waliba waa reer ethiopia ee maad illey ku dacweysaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

CADNAAN ,,,,dacwada internet’ka iyo television’nadu way ka wax tar badan tahay inaad maxkamadda waraaqo gayso,xamar sidii hore- maahan daku waa irish iyo Indians

Waxaa laga yaabaa in muungaab ka daawadoTV’ga xalkuna soo degdego maxkamadana laga maarmo

 

Tan kale reer kaxdu others maahan mindida daabkeedu waa geed ,mooge waa ogyahay waa wiil caqli badan,allaha shaafiyo eedo haduu run noo sheegay iyo haddii kalaba.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

10603629_10201327050417246_8613935696948

 

Moooge

 

 

Jeneraal Maxamed Abshir Haamaan he owes the beesha big time after all Ali Mahadi safed him from Aidiid in Mogadishu and Kismaayo .

 

<cite>
said:</cite>

niyoow the bad news is that when qoslaye visited minneapolis few weeks ago, he went to General mohamed abshir's house in minneapolis and thanked the founding father for his service. little did we know that the family would think that it is ok to go to mogadishu and visit their old occupied home.

 

niyoow how do you shoot an aging woman five times? it is miracle she is alive.

 

10603629_10201327050417246_8613935696948015758_n.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

<cite>
said:</cite>

CADNAAN ,,,,dacwada internet’ka iyo television’nadu way ka wax tar badan tahay inaad maxkamadda waraaqo gayso,xamar sidii hore- maahan daku waa irish iyo Indians

Waxaa laga yaabaa in muungaab ka daawadoTV’ga xalkuna soo degdego maxkamadana laga maarmo

 

Tan kale reer kaxdu others maahan mindida daabkeedu waa geed ,mooge waa ogyahay waa wiil caqli badan,allaha shaafiyo eedo haduu run noo sheegay iyo haddii kalaba.

 

sxb sida uu mooge sheegay ninka guriga haysta waxay isku reeryihiin wasiirka faarax c/qaadr ninkaas waa reerka dega FeerFeer ethiopia dadkaasna ma sheegtaan reerkan kale reer kaxda oo xitaa wax qeybsiga barlamaanka xaga beesha shanaad ayey kasoo galaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

From saarkale ugu sareeya Cidanka Boliiska to being a petty target like a common criminal. Addunba waa maalen , look at him old cold and soon homeless. Hurry call xoosh booliqaran, Abdiweli Prozac and Farah Idaajii Sayed Jerberti. Its so wrong but you indulge in illegal xaraam musuqmasuq this is the end my friend. At least this livevable thing was not thrown in the river and eaten by a croco like history recalls.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

ADAM thank you for reply, unfortunate I do not understand one word except xoosh and booli qaran

My English is not that good and your Somali is mixed, that means we need to help each other

 

Although this topic is not a previous one, I would like to let you know I grownup in mugdisho and I was born another city, I been many Somali regions’ or I can say almost, I learned many things as well, the best things I learn was that couldn’t find any differences what so ever, that Somali in the morning is the one you see in the in night.

 

Now my advice to you remove your blood cells snm poison and tribe haters , get a good education, try to travel your home country 4000 km and more by car and walk, you don’t need any interpreter trust me 200 km will come less then south African zoo get out the gage and see the day light.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this