Sign in to follow this  
Mooge

Talks start between Xaglatoosiye and Puntland

Recommended Posts

Mooge   

wasiir-Xaglo-toosiye2.jpg

 

Warbaahinta Kasoo baxa magaalada hargaysa Ayaa Qaar ka Mid Ah saka Qoreen Inuu wada hadalo kula Jiro maamulka Puntland Xaglotiisye Isagoona Ay Sheegeen Inay wada Hadaladani gar wadeen Uu ka Ahaa Axmed cabdi xaabsade oo Horay isku dhibey Puntland Kuna Sugan magaalada garoowe. Ilo wareedyo hoose Oo la Xirirtay Shabakada marqaan news waxay Sheegayaan Inuu xaglotoosiye Xiligani wada Hadalo uu la Furay Puntland oo sanado ka Hor Uu Xilal U ka Waayey,waxana Sidoo kale qaar ka Mid Ah Siyaasin ku sugan garoowe Sheegeen inay wada hadalada U furmeen. waxa u hada Ku Sugan yahay xaglotoosiye Degmada Xudun Oo Uu ku sugan ahay Sidoo Kale Fu’ad adan cade Mudo Laba Isbuuc halkaasi ku Sugnaa,Waxana Warar Hoose Sheegayaan Inay labadoodaba Gor Gortan Adag Kula Jiraan Puntland Xiligani,Inkasta Ilaa Hada La Saadaalin karayn Horgaladani. xaglotoosiye oo hada Xil ka Haya Maamulka Silaanyo ayaa wada Hadaladani ilaa hada La Ogayn sida Ay Dhabta U yahiin,inkasta Oo Siyaasin ku dhow Cadeeyeen Inuu xiligani Khilaf Mudo tagnaa Iyo Isfahan la’an ka Dhex taagnaa Siyaasinta Hargaysa Iyo xagloosiye hadan auU isku dayayo inu wada hadalada la galo. Xaglotoosiye Aya ka Mid Ah siyaasinta isku Dhow Yahiin Axmed Cabdi xaabsade,waxana Markii Puntland Xilka Uu ka wayey Uu Aadey magaalada hargaysa halkaasi oo uu uga Yeedhay Ina xaabsade xiliga hargaysa Joogey.

 

Read more at: http://marqaanweyne.com/?p=5527

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Before it was xaabsade. now the young and charismatic xaglatoosiye is checking his options and want to see if joining Puntland is an option.

 

let us keep things moving niyoow. abandon the secessionist project.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

Keep the hope up Buntland Boys, haha walter mitties. Ssc , khatumo , Mudug , jubba , xamar you dream about other people's land day and night , thats what 22 years of Your Papa Siyad regime made you believe in. Siad Barre was , stupid, mad , uneducated and arrogant followng his succesful road you are . Marqaan news is youre source that says it all. Z

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ they restless and in suspension wondering how they gona make it in that desert that's puntland.They invested heavily along that corridor from Mogadishu to Kismayo the last 50 yrs and lost it all due to the same greediness that is very apparent today....living off otha peoples' land not as good citizens but as clever pirates ,,,too bad some neva learn, repeating same stupid arrogance and expecting different results.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this