Sign in to follow this  
malistar2012

MP xoosh from Puntland Mudug will join Galgaaduud

Recommended Posts

Xoosh Jibril oo sheegay in Puntland ay cadaalad darro ku sameysay **** kuna biirayaan MAAMULKA G/DHEXE

 

 

MP xoosh from Puntland Mudug will join Galgaaduud

 

MP xoosh from Puntland Mudug will joining Galgaaduud

 

 

DSC07936.jpg

 

 

Aug 10, 2014 - 7 Jawaabood

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, ayaa ka hadlay caddaalad darrada Puntland ay ku sammeysay beesha **** oo ka mid ah beelaha laf dhabarka ah ee dega Puntland, ee uu kasoo jeedo.

 

Cabdiraxmaan Xoosh, ayaa bartiisa Facebook ku xardhay erayo lagu tilmaami karo kuwa ka turjumaya qadiyada beesha ****, ee ku aaddan siyaasadda dalka.

 

Waxa uu is-bar bar dhig ku sammeeyey tirada xildhibaannada **** ay ku lee yihiin baarlamanka Puntland oo ah 3 iyo tan ay ku lee yihiin baarlamanka federaalka oo ah 5 xubnood.

 

Waxa is-weydiiyey sababta beelaha Dhulbahante (17) iyo (9 Xildhibaan) ay baarlamanka Puntland uga badan yihiin , ayada oo xaqiiqda ay tahay in labadaas beeloodba aysan daacad u wada ahayn Puntland sida, oo ay sidoo kale ku jiraan baarlamanka Somaliland.

 

Ayada oo uu eegayo arrimahaas oo idil, ayuu Xoosh Jabriil is-weydiiyey waxa diidi kara in ku biiraan maamulka cusub ee Central Somalia State ee gobollada Mudug iyo Gal-Gaduud?

 

Xildhibaan Xoosh oo looga bartay inuu si dhab ka hadal ah u cabiro waxa uu aaminsan yahay ayaa yiri:- “Dad baa waxey leeyihiin, Xubno ka mid ah beesha kama qaybgali karaan maamul u sameeynta Central Somalia State. War waalidaan arka. Mar haddii oo 9 Xildhibaan ku leh Baarlamaanka Puntland iyo oo ku leh 17 xubnood Baarlamaanka Puntland, ay Somaliland madaxna ka yihiin, Baarlamaanka Somaliland-na Ku jiraan, maxaa laga rabaa. Ka warran oo ah qabiilka labaad ee Puntland dega wixii ka dambeeya ayaa laga siiyay Puntland seddex (3) Xildhibaan, Federaalkana Shan ( 5). Bal arka Proportionality-gan. . Bal ila eegooy aan taaganahay”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

I welcome his opinion And im sure my " Buddy " Mooge also has something to say. Walalaha Mudug iyo Galagduud welcome is raaca oo isku tirsada Somalia waa Federalism ninki kaso horjeeda waa dowlu diid . Welcome Central state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

haha. malistar niyoow isku xishood. xoosh siyada somaliya wuku fashilmay niyoow. nobody listens to what he says. but even in his failure, he didn't say anything about joining central state because he was simply asking questions. how can his clan join with central state when eagle clan is in between them and HAG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this