Sign in to follow this  
malistar2012

Xasan Xanafi captured Alshabaab hitman responsible for killing many journalist

Recommended Posts

Xasan Xanafi captured Alshabaab hitman responsible for killing many journalist in Somalia

 

 

Horjoogihii Shabaab u qaabilsanaa dilalka wariyeyaasha Xasan Xanafi oo gacanta lagu dhigay

 

 

6711.jpg

 

Aug 6, 2014 - jawaab

Ciidamada Nabad sugidda Qaranka ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Xasan Xanafi Xaaji oo ahaa horjoogaha Al-Shabaab u qaabilsanaa dabagalka iyo dilalka Wariyeyaasha ay kooxda Al-Shabaab ku leysay magaalada Muqdisho iyo Qaar ka mid ah Gobolada dalka.

 

Xasan Xanafi ayaa soo qabashadiisa waxaa iska kaashaday Sirdoonka Soomaaliya iyo sirdoonka Kenya, iyadoo macluumaadka lagu soo qabtay ay bixiyeen ciidamada sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka Soomaaliya, taasi oo keentay in saddexdii bishaan laga soo qabto meel u dhaw Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, halkaasi oo uu ku dhuumaaleysanayay.

 

Horjoogahan shabaabka u qaabilsanaa dilalka iyo dabagalka wariyeyaasha ayaa waxa uu dilay Allaha u naxariistee Wariyeyaal dhowr ah oo ay ka midyihiin Mahad Axmed Cilmi, Cali Imaan Sharma’arke, Saciid Tahliil oo ka wada tirsanaa Idaacadii Horn Afrik, halka wariyihii ugu horeeyay ee ay Shabaabku ka dilaan Warbaahinta Qaranka uu ahaa Alle u naxariistee Sheekh Nuur Abkey, isagoo sidoo kale ka qeyb qaatay dilal loo geystay suxufiyiin dhowr ah oo ka howlgalayay Warbaahinta Qaranka iyo kuwa madaxa banaan ee sida gaarka ah loo leeyahay.

 

Howlgalka lagu soo qabtay ee ay iska kaashadeen cidamada Nabadsugidda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ayaa sidoo kale wax ay ku guuleysteen in Xasan Xanafi lala soo qabto saddex kale oo shabaabka ka tirsan, waxaana la filayaa in lagu soo wareejiyo gacanta dowladda, si cadaaladda loo horgeeyo.

 

 

 

 

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)

 

Magacaaga (required)

 

Email-kaaga (Lama Arki Doono)

Share this post


Link to post
Share on other sites

dil-toogasho-1.jpg

 

Alshabaab are running from Somalia ever since Gov implemented death penalty for Alshabaab members .....

 

Xasan Xanafi Alshabaab Killer high ranking officer , Xasan Xanafi was responsible for killing journalist that are not cooperating with Alshabaab. Xasan Xanafi was also captured with three other Alshabaab members they will be deported to Mogadishu for execution .

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

How did they determine they were alshabab ??? Did they use a magic 8 ball? It's not like there is a functioning legal system.

 

 

 

Most journalist are killed by government hitmen, warlords, businessmen and the common people who get angry after they have been exposed or insulted by the media...Life is cheap in mugdisho these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Y19KNwq.gif

 

Look at him. A sick loser taking orders from his masters in ToraBorah. Well done to the Somali government. Let us exterminate these terrorist killers. There should be no mercy whatsoever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

How did they determine they were alshabab ??? Did they use a magic 8 ball? It's not like there is a functioning legal system.

 

 

 

Most journalist are killed by government hitmen, warlords, businessmen and the common people who get angry after they have been exposed or insulted by the media...Life is cheap in mugdisho these days.

 

Alshabaab did not come from other universe this is Somalia , high ranking Alshabaab to foot soldiers are being haunted down next their bases will be attacked one by one they will be captured death or alive ...

 

As you see in Mogadishu their father are registering them as terrorist and do not want nothing to do with them.....

 

 

Those who made it lawfully to kill innocent Muslim who work for the enemy Of Islam the hypocrites deserve no mercy ....

 

ciidan sultan watch yourself do not be brain washed the end will be miserable ......

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

All I'm pointing out is the lack of a functioning judicial system. What legal processes were used to determine these men were alshabab ????

 

I can accuse anyone of being alshabab what proof do You have that they are. .?

 

What processes were used to prove these men being shot are alshabab simple question.

 

 

Never supported alshabab ever...this is a judicial issue.

 

You might hate alshabab but they are more somali nationalists then these savages in mugdisho killing people without due legal process. That submit to the rule of Burundi and Uganda on somali soil claiming they are our brothers hahahahah.... While they rob the population blind and ferment internal problems .

 

Give me a break

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this