Sign in to follow this  
Holac

Terrorist group Alshabab releases video of French raid against them

Recommended Posts

Holac   

Godane is cornered. Why did he ask Al-Qeida to work on a propaganda video? To ward off would-be spies perhaps? Is he sending a desperate message? Time will tell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma ogtahay magaca ay ugu wacaan Soomaalida Soonaaliya joogo Barbaartaan? Magacooda waa dhilqo. Si sahlan kuma tirtirmi doonaan, dadkaas dhalinta u dagaalamana waa walaalaheena la duufsaday. Haddii la baabi'iyo waa dhalintii iyo jiilkeena oo baabi'i.

 

Arrin si sahlan lagu baabi'in karo ma'aha. Meel.laga soo wada jeesto.u baahantahay, buug iyo qalin qeyb ah, qeyb qori ah, qeyb kala qeybin ah, qeyb quusasho la'aan ah intee qaadataba. Dowladda Soomaaliya ka jirto maanta mid u muuqato uma eko inay xaalkaas kasoo bixi karto, siiba mid ciidamo shisheeye dantooda wato garab taagan.

 

Ciidamo shisheeye -- including the wolves and hyenas: Kiikuuyo iyo Xabashi -- ku joogo dalkeena oo jiritaankooda ku xiran Barbaarta oo jirto. Waa see rabaan, inay saan Soomaaliya iskaga jirto decades to come. Milking the billions of dollars in the name of nonexistent nabadsugidda Soomaaliya lagu cuno.

 

And where are waxgaradkii Soomaalida in this equation? In the words of learned man: Laheystayaal isheysto. Baddii waala heystaa, dhulkii warkiisa daa, cirkana haba soo qaadin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
MMA, today the silly government waxey dil toogasha ah ku dishey saddex nin oo loo maleeyay Alshabaab, waa loo maleeyay bas iney ka tirsanaayeen Alshabaab, this happens on daily cases, afkii baa juuqda gabey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this