Sign in to follow this  
Mooge

Puntland should welcome Yuulka upcoming visit. Qoslaye should stay away.

Recommended Posts

Mooge   

0007.jpg

 

R/wasaare Yuulka oo Puntland Khamiista ku wajahan iyo warar sheegaya in laga yaabo M/weyne Xasan inuu safarka ku wehliyo(Sirta Safarka waa lagu hayaa

 

Reysalwasaaraha Dawladda Federaalka C/weli Sheekh ayaa sida Tooshka Wareega ee Sh-Media uu xog ku helayo la filayaa khamiista inuu caasimadda Puntland ee Garoowe uu ka dego,waxaana jira warar isa soo taraya oo sheegaya in laga yaabo Madaxweyne Xasan Culusoow inay horey isku sii raacaan.

 

Sirta ka dambaysa safarka Reysalwasaraaha ayaan sida xog ku helnay waxaa uu doonayaa inuu Madaxweynaha Puntland ku qanciyo inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu si shuruud la-aan ah u taageersan-yahay Dawladda federaalka,isla markaan u saxiixo warqad uu diyaariyay Madaxweynaha Dawladda Federaalka,warqadaas oo uu madaxweynaha ugu tala-galay inuu 8-da bisha Agoosto hor-dhigo Wasiirka arimaha Dibadda ee Mareykanka John-Kerry oo horey ugu canaantay inuu la heshiiyo Maamuladda Puntland iyo Somaliland.

 

Hadii maalinta Khamiista ah uu Reysalwasaaraha ku guuleysto inuu warqad si hoose uga ka saxiixdo Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas,waxay arintaas guul-weyn u noqon-doontaa Dawladda federaalka oo Madaxweyne Xasan Culusoow 8-da bisha marka uu tago Magaaladda Washington-Dc uu la tagayo inuu soo dhameeyay khlilaafaadkii isaga iyo Puntland ee Mareykanka xujadda uga dhigay Dawladda federaalka inay Maamuladda Somaliland iyo Puntland ay la heshiiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

qoslaye should be informed that he is not welcome in Puntland. puntland should make it clear that this divisive figure should not be visiting puntland and should keep to his unuka circle in villa somalia.

 

my friend in garowe i talked with told me that qoslaye wants to take the Yuulka visit as an opportunity to come with him because he thinks that if went alone he would be arrested or or harmed in puntland. lool

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

So you say you are a part of Somalia lkn the President( Howeyo) is not allowed to come to buntland on the other hand The prime minister who is D-00rd is welcome . Mooge, where are you going with this buddy . Since 1940 the somali people have not had peace due to your Barifamily's hunger for political power leadership , nepotism corruption.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this