Sign in to follow this  
malistar2012

DF oo midaynaysa Galmudug iyo G/gudud

Recommended Posts

Miyir   

<cite>
said:</cite>

 

Waqooyiga gaalkacyo waa qayb ka mid ah soomaaliya hadii lagu daro galgaduud waa dalkii oo nidaam loo sameeyay

 

?

 

Hala baabiyo maamul jira si loo abuuro mid aan wali bilaaban hadda?

 

maxaa laga yeelaya ka dhisan inta la isku keenayo kan aan wali la dhisin? Bal talo keen Xaaji Gooni

 

Qoslaaye and Gang displaying Somali logic 101.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa su’aal qiimo leh mudane miyir

Waana sheegay siday iila muuqatay awoowe hadaan sii khafiifiyo.

Markii lays raaciyo MUD/GAL degmooyin ahaan ama nooca fedaralka 4.5 waa kala bar ama qaybtaadaa badan.

Nugaal iyo bari’na waa kuu gaar,sool iyo sanaag waa qayb fiican ama istaagi kara, ama kula istaagi karta

 

Wax okiyaale loo gashaadaa meesha ma yaalaan ama qaylo dhaan loo diro.

ilmo saleebaan haday labo federal kala raacaan khibrad ahaana waa loo baahan yahay waxbana ka halaabi mayaan tolkood bay la joogaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

gooni waa habar fadhida lagdin la fudud taladaadu, 16 sano dawlad jirta hala tirtiro? waa waali, soo ma sahlana inta aan dhisnany in la israaciyo ha isla talaabo qaadaane?

 

meesha Gaas ka qayliyey ee Qoslaaye iyo Yuul katalinayaan kheyr kama soo socdo haddeey rabaan meesha kaliya oo taageersan haddana shaqeeynaysa in la baabiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this