Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xisaab see u taqanaa?

Recommended Posts

Salaan...

 

Waxaa cajiib eh shactirooyinkii af Soomaaliga waxa ku dhacay meeshaan. Ani miyaa mise waa ila yaabteen. Wah, waa tanaa hee hada kahor midaa meel kala ka aqriye.

________________

 

Xariif Aaxoow la dhaho iyo xariiftoo Maariineey aa jiray; Mariineey aa xisaab ineey barato u imaatay oo Aaxoow aa taf eh maqashay, saan ay u dhex martay:

 

Mariineey: Aboow Aaxoow, xisaabta aa foorto ku tahay ee maa ibartidna?

 

Aaxoow: Hokey, ee gadaaal daluugta lee na geey nooh.

 

Mariineey: Aacuudu aa lagu dhahay!

 

Aaxoow: Hokey ee imtixaankana waa soo dhaw yahay ee day.

 

Mariineey: Haye imtixankaaba iiga daran ee na geey hee.

 

Aaxoow: Fiiri, Mariineey iyi Aaxoow hadii la isku daro meeqa waaye?

 

Mariineey: Aroos aa?? Ka kac waraa.

 

Aaxoow: Maya, maya, xisaab waaye oo iskudar waaye nooh. Mid kale oo su'aal ah: Mariineey hadii laga gooyo dharkeeda maxaa soo haraayo?

 

Mariineey: Ka kac nuuda waayee.

 

Aaxoow: Kalagooy aa la dhahaa xisaabtas. Haddana qeybis waaye: Mariineey, lamadaada lug hadii laba loo qeybiyo maxaa soo baxaayo?

 

Mariineey: Ceeb waaye naga aamus adina Aaxoow.

 

Aaxoow: Haddiin isku dhufano maxaa soo baxaaya hee?

 

Mariineey: Hee xididka lama jibaaran ii nuunoow ma imaahaayoo?

 

Aaxoow: Caawa xisaabta meesha aay noogu egtahay.

________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Changed   

maskiin macruuf aqiyaar..........lol..walaahi it was funny.....hadi la isku dufto kuyiri smile.gif loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@Master Mafia,waraa see camalkaa,hadaaba iga nixinoosaabee,hunguriga kulahaa,iga tag afuufoow haku galee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ MMA, sxb waanba kuu jeednaa saad aheedee barigaas, ee anaga ayaadba na sii ceebeenaysaa, maxaa waaye afuufoowga aan ka hadlaayo bal, cajjab

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this