Sign in to follow this  
Dalmar1

DEG DEG:- Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Hargeysa, dadka oo kala carar ku dhacay iy

Recommended Posts

Dalmar1   

DEG DEG:- Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Hargeysa, dadka oo kala carar ku dhacay iyo ciidamo badan oo

 

 

Wararka ka imaanaaya magaalada Hargeysa waxay sheegayaan in Qaraxyo aad u xoogan ay caawa ruxeen meelo badan oo magaaladaasi ah.

Qaraxii saddexaad oo loo adeegsaday caagadaha sharaabka ayaa hada Ka Dhacay Nawaaxiga Madaxtooyada Somaliland .

Wax khasaare ah oo ka dhashay ma jiraan, laakin lama oga ilaa hada cida dhabta ah ka dambaysay falaka noocan ah ee amniga wax lagu yeelaayo . Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa heegaan buuxa la galiyey dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay.

Falkan ayaa ku soo beegmaya xili uu madaxweyne Siilaanyo ka hadlay qaraxyada lagu fulinaayo waxa loogu yeedhay Shaanida, waxaanu madaxweynuhu ku sheegay kuwa falkan ka dambeeya inay yihiin kuwii qaranka lagu aaminay, balse muu cadayn kuwaasi cida rasmiga ah ee ay yihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Notice there is no date on the so called news headline this is old news. Unlike these chaos loving hag our elders are getting involved and there have been no issues since.

 

The Pepsi bombs they called it nothing major. Alshabab own the entire south and hag live under African Union authority but they focus on a Pepsi can bomb in hargaisa hahaha....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

<cite>
said:</cite>

Notice there is no date on the so called news headline this is old news. Unlike these chaos loving hag our elders are getting involved and there have been no issues since.

 

The Pepsi bombs they called it nothing major. Alshabab own the entire south and hag live under African Union authority but they focus on a Pepsi can bomb in hargaisa hahaha....

 

Sxb, I don't know where you get your brain cells from, but there is greatness in accepting lapses in leadership. It happens to everyone and anyone. Coming here pretending you are the greatest thing since sliced bread only makes you look desperate and makes one ask what you are really masking with this outward greatness you are trying to portray. Something stinks ninyahow and I have to wonder whom you are trying to convince?......must be yourself!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this