Sign in to follow this  
CidanSultan

Puntland is Officially Bankrupt

Recommended Posts

Garowe (Caasimada Online) - Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi dheer siiyey Telefishinka Puntland ayaa ka hadlay caqabadaha ay la kulmeen markii ay xilka qabteen iyo waliba safaradiisii ugu danbeeyey.

 

Gaas oo ka waramay safaradii uu ku tagay gobalada uu maamulka Puntland ka kooban yahay, ayaa sidoo kale ka hadlay xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland ee gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Gaas ayaa sheegay in Dowlada Puntland fulin doonto waxa Dastuurkeeda ku qoran ee ah difaacida dadka iyo dalka Puntland.

 

Dhaqaalaha Puntland

 

Gaas ayaa sheegay in wakhtigii ay qabteen xilka ay la wareegeen deyn badan oo ay ka tagtay xukuumadii ka horeysay, deyntaasi oo gaareyso 40 milyan oo dollar oo ka maqneyd khasnada Dowlada, arrinta ayaa saameyn ku yeeshay hawlo badan oo ay dowladiisa qorsheenaysay inay qabato.

 

“…Meesha markaan nimid dhaqaale ma oolin 40 milyan oo deyn ah baan ugu nimid…” ayuu yiri Gaas oo ka jawaabayey su’aal la xariirta qaban qaabada shirweynaha dib u sixida siyaasada Puntland ee lagu wado in la qabto bisha soo socota ee June.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa ka codsaday shacabka Puntland inay bixiyaan canshuuraha si dakhliga dowlada uu u noqdo mid lagu kabi karo adeegyada Bulshada.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in hada ay ku mashquulsan yihiin sidii ay u fulin lahaayeen 4 arrimood oo muhiim ah:

 

Isbedal lagu sameeyo Amniga Puntland

Isbedal lagu sameeyo Cadaalada Puntland

Shaqo Abuuris iyo Wax soo saarka dalka

Dib u dhiska iyo Maalgelinta Kaabayaasha Dhaqaalaha

 

Gaas oo ka hadlay safaradii uu ku tagay gobalada Puntland ayuu sheegay inuu kusoo arkay baahi badan iyo waxa ay rabaan shacabka Puntland, isagoo sheegay in wax badan ka qaban doonaan baahida kajirta dhamaan gobalada dalka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The 40 million is Somali shilling, it is probably 4 million US dollars which is easily manageable. Kudayo Puntland, they changed their corrupt leadership and now Dr. Gas, an economist, has the task of moving Puntland forward. When are the die hard secessionist see the corruption of Siilaanyo administration and conclude it is time for change. Or is this the case, see no evil hear no evil until we get recognized.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

^ well Now they are bankrupt hopefully we wont hear any more of the bragging these do so well hahaha sool sanaag, we are darwish kkkkk these people are truly muppets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

^ well Now they are bankrupt hopefully we wont hear any more of the bragging these do so well hahaha sool sanaag, we are darwish kkkkk these people are truly muppets.

 

Why would you rejoice or even celebrate over the bankruptcy of fellow Somalis?

 

What's wrong with you?

 

If Puntland had a famine with 30 000 dead children would you celebrate that as well?

 

You're sick

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

lol financially illiterate, debt means many things, outstanding wages, purchases or many other things. $40 Million is nothing when you run any government.

 

Good start for Gas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

In debt of 40 million today. Will create further debts which lead to more debts.

 

With a small port, 2.5 regions and a population of around 1 million or so. Good luck.

 

Cabdi Cawar is using this as face saving excuse to shut up regarding sool and Sanag. This also proves that curroption in Somalia Italiana is the norm.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now i understand why Cabdi cawar went to Yemen and 3 times in Ethiopia, shaw ninku wu dawarsi tegey wadaadki hore faroole ba meesha sii faaruqiye lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this