Sign in to follow this  
Dalmar1

Deg Deg Daawo Video:-Dagaal Ka Qarxay Bebera Gadhab Ku Dhimatay Iyo Nin Dhaawac

Recommended Posts

Dalmar1   

Rasaas la sheegay in uu riday Tabaariga Maxamed Ducaale oo ah ninkii hore rasaata ula beegsaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile ayaa keentay dhimashada hal ruux oo haweena oo magaceeda lagu sheegay Xamda Cilmi iyo dhaawaca wiil uu dhalay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo lagu magacaabo Sacad Maxamed Faarax.

 

Tabaariga Maxamed Ducaale oo maalmahan udabeeyay kusugnaa magaalada berbera ayaa la sheegay in uu Xalay fiidkii weerar ku qaaday meherad ay haystaan caruurta uu dhalay Xildhibaan Maxamed Faarax Qaabile oo kutaala Suuqa garanwaaga ee berbera.

 

Ninkan dilkan gestay ayaa wararka la xidhiidhaa sheegayaan in uu watay baabuur Crown ah oo uu leeyahay Wasiir kuxigeenka Arimaha gudaha ee dhinac amniga maamulka S/land Cabdillahi Abokor Cismaan oo horena loogu xidhiidhinayay in uu ugu adeegsaday ninkan Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile.

 

Arintaan ayaa waxay dhalisay Xiisad Balaadhan waxaana Sidoo Si ba’an uga hadlay Xisbiga UCID ee Faysal Cali Waraabe

 

HALKAN HOOS KA DAAWO

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Somaliland authorities need to find a solution for this never ending clan rivalry in somaliland that is turning deadly everyday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this