Sign in to follow this  
Nin-Yaaban

Driving from Mogadishu to Jowhar.

Recommended Posts

Muuqaal wacan laakiin mootooyinkii Xamar lagu wadan jiray kontomeeyadii iyo lixdamaadkii ayee soo celiyeen. Shuud.

 

Kuwa Daljirka Dahsoon laamiga hortiisa dhagaxaan dhigtay oo banooniga ku ciyaaraayo (1:35). Indha adkaa, waaba dad waa weyn waliba. Reermiyi.com/kooyto

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

Muuqaal wacan laakiin mootooyinkii Xamar lagu wadan jiray kontomeeyadii iyo lixdamaadkii ayee soo celiyeen. Shuud.

 

Kuwa Daljirka Dahsoon laamiga hortiisa dhagaxaan dhigtay oo banooniga ku ciyaaraayo (1:35). Indha adkaa, waaba dad waa weyn waliba. Reermiyi.com/kooyto

 

why you always criticizing and nitpicking horta ?? are you perfect. you have a very bad manners for a man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA ragii hore waaye. Anshax ii maamuus aa la dhahaa.

 

Such things never use to happen back in the good old days. Marka markaa aragto iyagoo la sameynaayo waa in laga hadlaa. Gorotee?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhagaxtuur, u sheeg. Laakiin gadaal ka gaal iyo reer kooyto wax walba see hadda tahay inay waligeed ahayd moodaan. Taas anaa indhaheyga kusoo arkay.

 

Dad waa weyn banooni laami weyn ku ciyaaraayo taas waligeed kama dhicin Xamartaa aqaanay. Barxadaha caanka ahaa ayee aadi jireen. Waagii waayo waayada ahayd ciyaalka ka yar 12 ayaa laamiga ku ciyaari jiray, taas oo kaliya ahayd hal xili -- soonka xiliga afurka oo baabuur iyo dadba midba socon oo ciyaalkana dadka afuraayo seenan u dhibin guryaha kasoo tagaan. Laamiga markaas kushuneeto ku wadi jirnay ama banooni ku ciyaari jirnay inta afurka ka dhamaanaayo oo dadka soo baxaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this