Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President siilaanyo visits Laasqoray eastern sanaag

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo Oo Mashaariic Horu-Marineed Ka Hir-galiyey Laas-Qaray

 

Hargaysa(ramaas)mar.16.2014-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Ayaa Saaka si balaadhan loogu soo dhaweeyey Magaalo Xeebeeda Laas Qoray.

Dadweyne aad u tira badan oo usii diyaar garoobay soo dhaweynta madaxweynaha oo ku dhaqan Magalada Laasqoray Ayaa Si Balaadhan U Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Iyo Weftigiisa Iyagoo U Muujiyay Sida Ay Ugu Faraxsan Yihiin Inuu Socdaal Ku Yimaado Magaalada Laasqoray.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Wuxuna Halkaasi Kula Hadlay Dadweynaha Ku Dhaqan Magaaladaasi Waxaanu Sheegay In Xukuumadiisa Ay Ka Go’an Tahay Sidii Ay Deegaamada Sanaag Bari U Gaadhsiin Lahayd Horumar La Mid Ah Ka Gobolada Galbeedka Isagoo Bulshadana Ka Codsaday Inay Garab Istaagaan Dawladooda Kana Shaqeeyaan Horumarka Deegaamadooda ,Madaxweynuhu Waxa Socdaal Ku Tagay Dekadda Laasqoray .

 

Intaasi ka dib Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa markuu uu halkaasi uu gaadhay waxaa uu Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed oo Ay Xukuumada Somaliland Ka Hirgalinayso Laasqoray isaga oo sida oo kalena booqashana ku tagay cisbitaalka magaaladasi iyada oo wasiirka caafimaadka oo safarka ka qayb ahi uu balanqaaday in dib uhayb balaadhan lagu samayn doono.

Madaxweyne siilaanyo waxaa sida oo kale uu kormeer ku tagay dakada kaluumaysiga ee laas qoray waxaana iyadana balan qaaday dhimaheeda.

Booqashada Madaxweynaha Somaliland Uu Ku Tegay Magaalada Laasqoray Ayaa Qayb Ka Ah Kormeerka Uu Ku Marayo Gobolada Dalka.

 

Socdaalka Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Weftiga Ayaa Guul Weyn U Xukuumadda Somaliland Oo Si Nabad Ah Ku Tagtay Laasqoray Oo Ku Taala Xeebaha Bari Ee Somaliland.

 

Waa Madaxweynihii Ugu Horeeyay Oo Somaliland Ka Socda Socdaal-Na Ku Taga Magalada Laasqoray Ee Somaliland.

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Mashaariic-Horu-Marineed-Ka-Hir-galiyey-Laas-Qaray.html#sthash.0FzbYZmh.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdiweli-Mohamed-Ali-Gaas-president-Punt

 

 

booqashada madaxwayne siilaanyo waxa ay u ahayd jawaab caad - Puntland must refrain from Claiming SSC sheekada waa iska cadaahay ee ...

 

 

Next Day Laasqorey welcomes Puntland delegates ?

 

Dhinaca kale Wararka ka imaanaya laasqorey ayaa shegaya in Wafdi wasiira ah oo Puntland kasocda ay Saaka Tageen Lasqorey ,isla markana Boqolaal dadweynaha ah ay kula hadleen Magaalada Laasqorey.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Abdiweli-Mohamed-Ali-Gaas-president-Punt

 

 

booqashada madaxwayne siilaanyo waxa ay u ahayd jawaab caad - Puntland must refrain from Claiming SSC sheekada waa iska cadaahay ee ...

 

 

Next Day Laasqorey welcomes Puntland delegates ?

 

Dhinaca kale Wararka ka imaanaya laasqorey ayaa shegaya in Wafdi wasiira ah oo Puntland kasocda ay Saaka Tageen Lasqorey ,isla markana Boqolaal dadweynaha ah ay kula hadleen Magaalada Laasqorey.

 

 

 

Puntland has no power to claim anything, just buuq & I arkaay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

lol what silaanyo achieved taking such risk visiting demilitarized city? being cheered by diehard separatist only? attacking buuhoodle was all purpose reckless move but now?

 

IC will translate such visit provocative and unnecessary distraction move to destabilise a peaceful area in Somalia when everyone locally and IC concentrating uprooting alharam in the South Somalia, all emotions no politics inside the separatist enclave.

 

now look how irrelevant is to visit such city, next day you have Ministers from Puntland visiting the same spots.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Good to see The President visiting the eastern areas the republic of Somaliland. The reopening of Lasqorey hospital, and other facilities will help the local somalilanders communty. With the local road link between Cerigaabo district capital in sanaag and the small town of lasqorey connected it will boost trade and connect fareastern towns to Somaliland . Regarding the Ancient land of Pwnt will That is located in upper Egypt delta I also welcome them to visit Somaliland why not . But for those claming descent from ancient Punt And say its Todays Italian Somalilands barii region as usual lies and claming other people history .

Share this post


Link to post
Share on other sites

so tell us about the 200 person Buhoodle village somaliland army stationed on all corners and drive in at will,business between it & Burao all time high..It is encircled by otha beesha villages except on the boundary road where widhwidh is next,Buhoodle is remote and geographically cut from Lasanoud except on that narrow boundary road,thus making it helpless if God forbid things turn sour,so dont create problems for thm.Silanyo been to Lasanoud while back and now Laskorey.You come up next with why he dont go to widhwidh when & if he chose to visit buhoodle.

 

Show me some beef buddy! well easier for you floating in emotional rescue scenarios.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this