Sign in to follow this  
Dalmar1

SFG & AMISOM: Lix magaalo ayaa Laga saaray Alshabaab

Recommended Posts

Dalmar1   

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ee dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey inay billowdeen howlgallo ay wadajir u fulinayaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, kuwaas oo Al-Shabaab loogala wareegay magalooyin muhiim ah oo ka tirsan gobollada Bay, Bakool iyo Gedo.

 

War-saxaafadeedka ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalooyinka Rabdhuurre, Yeed, Xudur, Waajid iyo Buurdhuubo iyo deegaanno kale.

 

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa u mahadceliyey shacabka Soomaalida ee ku nool magaalooyinka laga qabsaday Alshabaab, kuwaas oo iskaashi iyo taageeraba u muujiyey ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, sida uu yiri.

 

Danjire Annadif ayaa ugu baaqay mar kale dhallinyarada ka tirsan Al-Shabaab in ay hubka dhigaan, kuna soo biiraan shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaannada ay maamusho dowlada, isagoona sheegay in la soo dhoweyn doono.

 

 

Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dhaq-dhaqaaqyo miletari oo ay ku doonayaan dib ula wareegista deegaannada ay Al-Shabaab ku sugan tahay ka wada gobollada ay wax ka joogaan maleeshiyada.

 

Dagaaladda lagu qaaday deegaanada Alshabaab ka maamulaan ayaa sababay barkaca dad aad u farabadan xilli qorraxdu kulushahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lets be correct here the SFG militia hides behind the African union troops the credit goes to the Amisom troops they fought shabaab and removed the shabaab militants. So lets give credit where its due.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Waryaa be happy for your country Somalia, very soon SFG insha'allah will also liberate the triangle villages from al-shabaabs founders, so be patient freedom is near!

Share this post


Link to post
Share on other sites

SFG militia are learning to drive armored vehicles after 23 years of Madness i doubt these clowns can liberate a quarter of a village credit goes to Ethiopia and Kenya.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

xaaji xunjuf enough with the lies. The somali soldiers do the heavy work. Let me show you an example

 

 

 

the militia loyal to Ahmed Da’i protect and guard the AMISOM from Al-Shabaab attacks, in return the AMISOM forces in the area return the “favor”.
“The soldiers who were passing by attempted to go through the makeshift checkpoint of the armed men loyal to Ahmed Da’i, this is when they opened fire. The road eventually leads to AMISOM bases, the AMISOM have an agreement with the armed men to protect them from Al-Shabaab, in return AMISOM lets them take illegal money from the checkpoint”.

 

http://harar24.com/?p=12285

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Best news in months. Somalia will not come back without Al-Shabab and Godane biting the dust.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this