Sign in to follow this  
malistar2012

Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya oo wata gaadiidka gaarka ee Ciidamada AMISOM

Recommended Posts

Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya oo wata gaadiidka gaashaamaan ee Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeesay lagu arkay Deegaano katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Wariye katirsan Shabakada Allbanaadir.com oo howlo shaqo u tagay Deegaano u dhaxeeya Degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ayaa halkaasi kusoo arkay labo kamid ah Gaadiidka gaashaaman ee CiidamadaAMISOM oo ay wataan Askar katirsan Milatariga Soomaaliya.

 

Sargaalka Taliyaha u ah Ciidanka Milatariga ee kusugn Deegaano u dhaxeeya Afgooye iyo Wanlaweyn ayaa wariyaha katitsan Allbanaadir.com u sheegay in labadan gaari iyagu wataan ayna kaheleen Ciidamada AMISOM ee gobolkaasi kusugan.

 

Waa gaadiidkii ugu horeeyayay ee lahayaeen Ciidamada AMISOM oo lagu arko Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo isticmaalaya gaadiidkaasi .

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Nairobi-Kenya

Allbanaadir@live.com

 

 

 

gari_1.jpg

 

 

gari_8.jpg

 

 

gari_4.jpg

 

 

gari_5.jpg

 

 

gari_6.jpg

 

Congrats to the SAF for Pacifying Deegaano u dhaxeeya Afgooye iyo Wanlaweyn from Nabadiids and illegal check Points .

 

Arming the SAF is the only solution to defeat alshabaab and Nabadiids - The Army must have superior weapon power then the enemy .

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this