Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news fresh fighting in Mogadishu between Shabaab and the Amisom/SFG

Recommended Posts

War Deg Deg ah:Dagaalo iyo Duqeymo culus oo caawa ka socdo Magaalada Muqdisho iyo xaalada Magaalada oo Aloow Sahal ah!!

 

 

Wax yar kahor Waxaa Magaalada Muqdisho ka Dhacay Dagaal iyo Duqeymo aad u xoogan iyadoo duqeymuhu ay u muuqdaan kuwo ka soo dhacaaya Degmada ee Heliwaa ee Gobalka Banaadir.

 

Sidoo kale Duqeynta ayaa waxay barbar socdaan dagaal culus oo xilligaan ka soconaayo Degmada Heliwaa, kadib markii weeraro xoogan lagu ekeeyay fariisimaha Ciidamada Dowladda iyo Amisom, ay ku lee yihiin Degmadaasi.

 

Xoogaga hubeysan Al Shabaab ayaa weerar Saf ballaaran ah ku Qaaday fariisimaha Ciidamada Dowladda iyo Amisom, ay ku lee yihiin Isgoysyada SOS, Ex Control Balcad iyo Warshaddii Barafuunka.

 

Dhanka kale Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Burundi oo deggan Warshaddii Barafuunka ayaa waxay weerar kulul ay kala kulmayaan Xoogagaan, oo la aaminsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab

 

Wali Lama Hayo Qasaaraha Dhabta ah ee Soo Garaay Shacabka ku Dhaqan Degmada uu Dagaalka ka socdo iyo Xoogaga isku Haayo Degmadaas Caawa ee Magalada Muqdisho.

 

Wixii Warar ah ee kasoo Baxa Dagaalkaan Caawa Kala Soco Wararkayna danbo insha Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
ugo   

Giving weapons and ammo to your enemy is worse than neglecting your duty. the SFG is deeply infiltrated with AS agents.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

qoslaye has ruined our country. we need to pick up the pieces and fight the first enemy which is damjadiid. alshabab would be destroyed if damjadiid was not there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this