Sign in to follow this  
Mooge

qoslaaye steals the 1 million given to puntland for flood relief

Recommended Posts

Mooge   

85.jpg

 

Dawlad Goboleedka Puntland ayaa cadaysay in balan-qaadkii Dawladda Federaalka iyo Madaxweyne Xasan uu ku sheegay inuu 1-Malyan oo Doolar ugu deeqayo duufaantii Puntland aan ilaa iyo hadda xitaa nus-Doolar aan laga heyn balan-qaadkii Dawladda Xamar ka soo yeeray.

 

Wasiiru-Dawlaha Maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan)ayaa Warbaahinta Caalamka iyo miga gudahaba u xaqiijiyay in balan-qaadkii Dawladda Federaalka ee ay ugu deeqday Puntland 1-Malyan oo Doolar uu iska ahaa wax afka laga yiri oo aan uurka soo dhaafin.

 

Lama yaqaaan sababta Dawladda Federaalka inta ay u balan-qaaday 1-Malyan oo Doolar oo Duufanaadda Puntland loogu deeqo hadana ula noqotay,balse warar Shacabkamedia soo gaaraya ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan uu halkii 1-Malyan uu balan-qaaday uu hadda u adeegsanayo Duufaanta-Saacid ee Madaxtooyadda Villa-Soomaaliya ka dilaacday,waxaana la filayaa lacagtan in lagu kala fur-furi-doono Xildhibanaadda Baarlamaanka,halkii lacagtan loogu deeqi lahaa sida lagu balamay Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Puntland is doing everything it can to let the International community know that whatever money was given to SFG for Puntland flood relief is already eaten by the HAG thiefs. lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It boils your blood how these Mogadishu Thugs are there solely to steal,lie and devide Somalis further, and they have succeeded more than any one. Hell with all of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this