Sign in to follow this  
malistar2012

kuxigeenka xoghayaha guud ee qaramada Midoobay we support One Somalia MOG as the capital

Recommended Posts

Daawo khudbadii kuxigeenka xoghayaha guud ee qaramada Midoobay maanta ka jeediyay kulankii ku saabsanaa kordhinta ciidamada AMISOM ee Somalia .

 

 

United Nation and IC are pleased and are happy with SFG achievement in one year , SAF will receive better and moderate weapons including tanks and aircraft's. kuxigeenka xoghayaha guud ee qaramada Midoobay also mentions Puntland and Somaliland and refers Somaliland as Hargesa admin they too must reconcile with SFG .

 

 

http://www.dhanaan.com/dhanaan/daawo-khudbadii-kuxigeenka-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-maanta-ka-jeediyay-kulankii-ku-saabsanaa-kordhinta-ciidamada-amisom-ee-somalia/

 

Ra’iisulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadam oo la hadashay idaacadda VOA laanteeda Afka Soomaaliga ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay shirka iyo khudbada ay ka jeedisay, iyadoo sheegtay in shirkaasi la isku raacay in la tayeeyo ciidamada dowlada Soomaaliya oo laga taageero waxyaabaha muhiimka u ah, islamarkaana lagu kordhiyo Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya 600 oo askari,si dalka looga saaro caqabadaha dhinaca ammaanka ku saleysan.

 

 

 

“ imaanshiyaheyga New York waxay tahay in aan kala doodo xubnaha golaha ammaanka taageerada Soomaaliya, anigoo la kulmay inta badan xubnahaasi oo aan kala sheekeystay xaaladda dalka uu ku sugan yahay iyo sida loogu baahanyahay taageero siinta Soomaaliya, sidoo kale waxaan kala hadlay in Ciidamada Soomaaliyeed ay helaan marka ay dhaawacmaan diyaarado suura galiya in si fufud dhaawacyadooda loo qaado, waxaana rajo wanaagsan ay ka muujisay in waxyaabaha halkaasi ay u tagtay ay ku guuleysan doonto” ayay tiri Fowsiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuxigeenka xogyaha baad sheegeysa may boqoradihi reer bin israail iyo kuwi ruum qabriga laga so saara oo ay yidhahan Xamar oo kaliyaa iyo Somalia wa one nation ma umalayn lahayd Somali ba wax ka dhegeysanaysa. Adeer tani iyada isku maqan xogyaad sheegeysa , xabad isku ma ogala tabtasay inoo ahaanaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this