Sign in to follow this  
malistar2012

Howlaha Bankiga Dhexe Oo La Balaarinayo waana la diiwaan galinayo dhamaan Xawaaladaha Soomaalida,

Recommended Posts

Howlaha Bankiga Dhexe Oo La Balaarinayo

Published on October 19, 2013 by Mowliid · No Comments · 1,039 views

Gudoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in dhawaan si rasmi ah ay u bilaaban doonaan qorshayaal lagu ballaarinayo howlaha Bankiga.

 

Guddoomiyaha cusub Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Yusur Abraar, oo la hadashay warfidiyeennada kadib markii ay shalay soo gaartay Muqdisho ayaa sheegtay in qorsheyaasheeda ugu horreeyo uu ka mid yahay sidii xal loogu heli dhibaatooyinka heysta Xawaaladaha Soomaalida.

 

Guddoomiyaha ayaa tilmaamtay in lagama maarmaan ay tahay sidii ay wada shaqeyn u yeelan lahaayeen Xawaaladaha iyo Bangiga dhexe, iyadoo intaa raacisay in la diiwaan galinayo dhamaan Xawaaladaha Soomaalida, waxeyna hoosta ka xariiqday la furayo faracyo kale oo Bankiga dhex ah, si looga soo kabto dib u dhicii horey u gaaray maamulka Dhaqaalaha Soomaaliya.

Yusur Abraar Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa xustay in kulamo ay Brussels kula soo yeelatay hey’adda lacagta adduunka iyo Bankiga horumarinta caalamka ay u ballanqaadeen in Bangiga Dhexe ee Soomaaliya la gaarsiiyo maqaamka Bankigada caalamiga ah, hasa yeeshe laga horumarinayo arrintaasi dhismaha Bankiyada.

 

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa tilmaantay in caalamku uu doonayo in la xaqiijiyo maamulka Dhaqaalaha Soomaaliya, waxa ayna intaa raacisay in ay si hufan uga shaqeynayaan sal u dhigidda maamulka Maaliyadda.

 

Heshiisyada caalamiga ah ee lagu horumarriyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxa ay qeyb ka tahay qorshaha dib loogu soo kabayo Dhaqaalaha Soomaaliya, iyadoo dhanka kale markii ugu horreeysay muddo aad u fog kadib Bangiga dhexe ee Soomaaliya u ku shaqeynayo System Caalami ah, iyadoo qorshahaasi uu qeyb ka tahay barnaamij ay mushaaraadkooda uga qaadanayaan shaqaalaha dowladda Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

SFG are slowly getting control of the Somali economy , a strong Federal bank will make the Government policy easy to implement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mad_Mullah;982003 wrote:
Would you support the SFG if you weren't HAG? Be honest.

that's a retarded question , Somali Fed Government is equally divided 4.5 the only entity that represent the entire Somali peninsula .

Share this post


Link to post
Share on other sites

So if all the D-Block members were replaced by HAG, and if the HAG members were replaced with D-Block (incl. the president) would you still be OK with it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mad_Mullah;982025 wrote:
So if all the D-Block members were replaced by HAG, and if the HAG members were replaced with D-Block (incl. the president) would you still be OK with it?

I will always support a united Somali Government regardless who or which tribe holds more post or the President seat ... a stable Somalia is number one priority.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Seems like a good move a central bank job is to help the nation so she needs to keep the xawalayasha open. for the sake of the economy back home good luck to her.

 

Note: its not good to be mucaard on every policy .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalidu waa reer miyi wax aanay shaqa ku lahayn oo Saancaddaalu ku magcaabo "politics" sanka laga soo geliyey. Aakhirkiina jahawareer bay ka qaadeen illaa waa xoola dhaqato magaalooyinkaba dhowaan soo galaye. Waxay ku wanaagsanaayeen inay geelooda iska raacdaan oo bahashan siyaasadda lagu sheegayo iska dhaafaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Mahiigaan;982502 wrote:
Somalidu waa reer miyi wax aanay shaqa ku lahayn oo Saancaddaalu ku magcaabo "politics" sanka laga soo geliyey. Aakhirkiina jahawareer bay ka qaadeen illaa waa xoola dhaqato magaalooyinkaba dhowaan soo galaye. Waxay ku wanaagsanaayeen inay geelooda iska raacdaan oo bahashan siyaasadda lagu sheegayo iska dhaafaan.

. hear hear

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta sheekada Bangiga dhexe ma Faanoole fari kama qodnaa?. Ilaa iyo dawladdii Shariif waan maqlayey riwaayaddan. Waxay la mid tahay magaalo heblaayo baan duullaan ku nahay dhowaan, si dhakhso ahna Shabaabka waan ka saaraynaa!. Muqdisho maystidhi woxoogu waa boolixoofto uun?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Mahiigaan;982671 wrote:
Horta sheekada Bangiga dhexe ma Faanoole fari kama qodnaa?. Ilaa iyo dawladdii Shariif waan maqlayey riwaayaddan. Waxay la mid tahay magaalo heblaayo baan duullaan ku nahay dhowaan, si dhakhso ahna Shabaabka waan ka saaraynaa!. Muqdisho maystidhi woxoogu waa boolixoofto uun?.

Waxbo maysnidhinee mucaarad bilaa macna ha noqonin. Guddoomiyaha wey dedaalaysaa taageerana bey u baahan tahay.

 

Marwo Yussur, tabtaa kusii wad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this