Sign in to follow this  
Hawdian

Highway Road From Burco To Erigavo Rep. SL

Recommended Posts

Presposterous;986343 wrote:
I will not contribute to the pockets of preposterously corrupt officials of Somalia. May they come down with uncurable cancer of the throat. May their children become prostitutes and qoomul-luudh. They have stolen so much whilst many die of a simple curable diseas like foot infection.

what the heck is wrong with you, nothing was stolen nor you know anything about somaliland, this is somaliland going to invest it's infrastructure with help of it's local people and not much foreign donation. stop using such hatred language against the leaders!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeisa 16/11/2013) SDWO.COM - SomalilandNews.net) Caawa waxa magalaada London Berigeeda lagu qabtay xaflad balaadhan oo aad loo soo agaasimey oo dhamaan la iskaga kala yimid gobolada kala duwan ee dalkan Britain. Xafladan ayaa ahayd mid qaadhaan loogu ururinayey wadada isku xidha burco iyo ceerigaabo. Xafaladan ayaa waxa dadweynaha kala qaybqaadanyey masuuliyiin ay ka mid yahiin wasiirka madaxtooyada Xirsi, Wasiirka gaashaandhiga Cadami, wasiiru dowlaha maaliyada cadaani.

 

Goobtaasi waxa dadweyne iyo shirkado badaniba kaga dhawaaqeen inay bixinayaan ama ay ku yabooheen lacago kala duwan. Iyadoo lacagta ugu badan uu ku dhawaaqay maalqabeenka weyn ee reer Somaliland ee shidaalkana ka baadheyey gobolada Bariga Maxamed Yusuf oo isagu ku dhawaaqay 300 oo kun, halka dad kale oo tiro badanina ku dhawaaqeen inta u dhaxaysa 500 ilaa iyo 10 kun qofkiiba ee lacagta ingiriiska.

 

Total ka lacagaha caawa lagu yaboohay ayaa lagu sheegay inay dhamayd ilaa 540 kun oo doolar.

 

halkan ka daawo sawiro tiro badan

http://caynabanews.com/view.php?id=34343

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Somaliland:Rebuilding of Ceerigaabo Road Means a lot to Country

 

Sanaag-Road-Construction

 

 

By Idiris Mahamoud Cabdi Garas

 

 

 

Rebuilding Ceerigaabo road, which had been badly damaged for a long time, is significant for flourishing the economy, minimizing car accidents, and encouraging social interactions among Somaliland people. So, it deserves a national fundraise to be rebuilt.

 

As we discuss about our roads, harsh memories race across our minds- memories of beloved relatives, friends, elders, and even politicians who have lost their lives in car accidents, most of them caused by lack of good roads. When it comes to Ceerigaabo road, it is among worst ones. Despite its significance for the country, Ceerigaabo road had been badly damaged for a long time. Holes and rocks formed in the middle of the road easily overturned plenty of cars. Properties like livestock and other commodities are destroyed when heavy trucks overturn. As the result of that, it has become a real fear for some passengers to travel with such poor road. “It is unsafe”, a passenger sputtered. “It is not reliable; it is really dangerous. I really worried a lot during my last journey from Ceerigaabo to Burao”, Sa’ed Garaad has complained. So, destruction of Ceerigaabo road almost cut off Sanaag community from the rest of the country. They have gotten phobia from travelling by car.

 

Escaping from accidents is not the only reason we need to rebuild Ceerigaabo road. The region is home for prodigious landscape and historical places like Taleex. Daalo, Surad, and Golis chains in Sanaag are the most beautiful mountains in the country. If there had been a good access to Sanaag’s sacred beauty, a lot of people from all over the country, and even from the world, would have visited it during their vacations, leading tourism activities to be flourished. Local residents would have made money by renting houses, flats, hotels, and serving for foreign tourists and citizen visitors. Unfortunately, the obstacle against such prosperity is lack of road- one problem that blocks many opportunities.

 

Sanaag region has its own unique production, but, unfortunately has not access to the country’s cities and ports. Beeyo, sheep, and goats are exported through Puntland ports, because they have better access to them. At the same time, various commodities are imported from Puntland ports. Imagine what a tax our government missed there! So, rebuilding Ceerigaabo road is refreshing region’s economy and as well as the country’s income. What a rich region, but without a good road it should be remained under natural sanction.

 

Rebuilding Ceerigaabo road, and other roads, will substantially encourage Somaliland unity. In blocked regions, people are always isolated and are not able to interact with their countrymen and women in the other regions. ‘’ When I am in Hargeisa, Burao, and even in Ceerigaabo I am a full Somalilander, but when I am in back home, Taleex, I have not that much sense”, said a friend from Taleex. So, the more we mix socially, the more we feel our common interests and goals. The more we cooperate- make fundraise together, the more we feel stronger, confident, and victorious.

 

Rebuilding Ceerigabo road utterly means a development. It means smooth journey to the most east region in the country. It means upgrading the economy by paving the way tourism activities in the most beautiful and historical region in the country. The more people travel, trade, and talk to one another, the more familiar they get to each other; and the more friendly they are, the deeper unity the country have.

 

 

http://somalilandpress.com/somalilandrebuilding-of-ceerigaabo-road-means-a-lot-to-country-46336

Share this post


Link to post
Share on other sites

i hope it becomes reality if the Kulmiye government pulls it off and builds this road than they will easily win Majority in parliament in 2015 and the People of Somaliland will vote for them once again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

*Blessed;982157 wrote:
Good initiative!
Nothing annoys more than SLs roads!!!!
They need to fix
all the main roads
and also give small towns and villages access to the major roads, some of our people are completely cut off
:(
<
:(
.. so supporting this initiative.

Indeed, some of them cuntadii yarayd ee aad cuntay ayeey kaa soo matashinayaan.

 

This is great and I hope they succeed InshaAllah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Update on this blog : waftiga Jahmuriyada Somaliland Waxan Maanta jooga magalada Stockholm dalka Isweeden . The community here have promised to help as much as possible and also send a message to the people of Somaliland backhome which is : "pay your taxes, contribute and this road will be finished very soon" .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

*Update: Waftiga Jahmuriyada Somaliland oo joogta Stockholm iyoo Jayliyada JSL ee ku nool dalkan Isweeden waxey arooriyeen inka inkabadan Shan Million oo lacagta SKr oo u digataa ila in kabadan 1 million oo US dollar . Waxa lacagta luugo talagaley Wadada Burco iyo Ceerigaabo. The presidential Waftee will continue to Norway where the JSL community are waiting to help wth naaf iyo maal dalkuuda hooyo . Waa Waarki si dhegdheg ah la soco . Hawdian / reer Ceerigaabo news desk - Sanaag

-Somaliland -

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

@ AO

Well do.

 

Lastest update: The committee has gone to Norway where the local community has promised to pledge as much as possible.

Also Waaftigu imika waxu uu socadaa Dalka Nederlandene oo magalada Casmmida Amsterdam oo meeshan lagaa wadoo tageer wadada Sanaag.

 

The Somaliland National TV (SNLTV) has many programs where they collect and contribute to have this road and many other road projects going in the Country,finished . remember to tune in and see the progress being made.

 

 

Lastly enjoy this new song.

Hees Cusub Oo Lagu Dhiirigalinayo Dhismaha Wadada Ceerigaab

 

Guusha yaa leee JSL iyo mujahediinta Cerigaabo,Somaliland Bari baa lee.

.

 

Waa ino Tallo iyo Toowiiq.

 

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

‘Kharashkii Waddada Waanu Soo Bandhigaynaa, Ninkii Ka Warwarsan…”

February 20th, 2014 Comments Off

 

 

slmp

IMG_0062Kalabaydh (Somaliland.Org) Qalabkii lagu dhisayay wadada u dhaxaysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco ayaa shalay soo gaadhay dalka, waxaana lagu soo dhaweeyay magaalada kalabaydh ee gobolka Gabbiley.

 

Qalabkan ayaa ka soo degay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ,waxaana la soo mariyay dhinaca dhulka, waxaana halkaa kaga hor tagay Wasiirka madaxtooyada, xildhibaanno, salaadiinta gobalka Gabiley, maamulka heer gobal iyo heer degmo iyo gudidii dhismaha wada Ceerigaabo.

 

Qalabkan oo iskugu jira noocyo kala duwan oo aad u fara badan oo ay kamid yihiin cagafyo iyo booyado ayaa waxaa halkaasi kula wareegay masuuliyaddooda gudida dhismaha jidka isku xidhi doona magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo.

Wasiirka madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa hadal ka jeediyay munaasibadii qalabkaasi lagula kala wareegayay waxaana hadalkiisi ka mid ahaa “Aad baan ugu faraxsanahay ILLAAHAYNA waan ku mahadinayaa in uu inoo suuro geliyay in qalabkii inoo yimi horaantiisii.

 

Qalabka dhawr iyo toban shay ayaa hadda inoo yimi wixii kalena way soo socdaan. Sidoo kale waa intii loogu talo galay wajiga koobaad ee waddada, oo ahayd qalabkii Cagafyada iyo hadday yihiin booyadihii iyo hadday yihiin isko rogooyinkii iyo kuwii wadada garaacayay intiiba way marayaan.”

 

“Labadaa Cagaf ee soo socda iyo koonytiinerka ay ku jiraan qalabka dayactirka tii loogu talo galay in ay isku qaysto jayga iyo daamurka ee diyaarinaysa, maaha tii waynayd ee waa laba yaryar oo loogu talo galay in ay wadada dayac tiraan oo ay diyaariyaan markiiba in ay saddex tan soo saarto, looguna talo galay in ay godadka buuxiyaan, oo aanu doonayno in aanu qaarna halkaa u dirno qaarna halkan, oo aanu ku ilaalino hadhaw marka waddooyinka la dhamaystiro,” ayuu yidhi wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.

 

IMG_0042

Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa kale oo uu sheegay in ay soo bandhigi doonaan kharashkii loogu talo galay dhismaha jidka Ceerigaabo, waxaanu yidhi “Waxaa intaa dheer, kharashkii loogu talo galay waddada waxaanu soo bandhigi doonaa ninkii ka warwarsan iyo ninkii been sheegayba, waxaanu soo bandhigi doonaa habeenka Sabtida ee ay Axadu soo galayso. Qof kasta oo muwaadin ah oo shilin bixiyay halkaas ayaanu ku soo bandhigi doonaa, aad iyo aad ayaanu uga mahad celinaynaa muwaadiniintii bixisay kharashka, waxaanu soo bandhigi doonaa wixii ay bixiyee shilinna lagama isticmaalin, waxa kale oo aanu soo bandhigi doonaa cid kasta oo wax balan qaaday, waxaanu mawaadiniinta sharafta leh ka codsanaynaa ciddii wax balan qaaday in ay bixiyaan, waakan qalabkii dawladda ayaana dirtay.”

Wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa kale oo uu intaa ku daray “Haddii ay madaxweynaha Somaliland iyo xukuumadu balan qaaday dhismaha jidka Ceerigaabo oo uu dhagaxdhigay been maanu sheegin ee waa kan qalabkii. Haddii aanu nidhi lacag ayaanu bixiinaynaa miisaaniyaddayada ka eega, ninkii been sheegaya raadkiisa ayaa la waayaa, haddii aanu nidhi waanu bilaabaynaa labada todobaad ee soo socda ayaanu bilaabaynaa ee yaanay kaa maqnaan.”

IMG_0059

Ceriuno

“Dhamaystirkeeda ILLAAHAY ayaa iska leh, sidii aanu ugu ballan qaadnay ayaanu ugu soconaa, marnabana joojin mayno, ka daali mayno in aanu dalkayaga horumarino, ka daali mayno tacabka aanu waddooyinka ugu jirno, waxna noo dhimi mayso ee iga ayaa wax isu dhimaya inta wax ka sheegta. Waanu ku farxi doonaa qof kasta oo muwaadin ah oo dalkiisa wanaaga la jecel, qof kasta oo qalbigiisa uu ku jiro xanuun oo aan dalka la jeclayn horumarna wuu ka naxayaa, waxaanan leeyahay kuwaa ILLAAHAY ha caafiyo,”ayuu yidhi Wasiirku.ceri1cer2

snaag

 

picture courtesy of Keyse/Kaluuun.

Somaliland.Org/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this