Sign in to follow this  
Che -Guevara

One More Complication-SFG Delegation Denied Entry by Malaaqyada Bay

Recommended Posts

Wafdi ka Socda Dowladda Soomaaliya oo loo diiday inay Tagaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay

 

Talaado, September 10, 2013 (HOL) — Kaddib markii golaha malaaqyada Digil iyo Mirifle ay dhawaan amar ku bixiyeen in wafdi ka socda dowladda Soomaaliya aysan imaan karin magaalada Baydhabo, ayaa waxaa loo diiday in magaaladaas ay galeen wafdi ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada.

 

Wafdigan ayaa waxaa la filayay inay kaga qaybgalaan Baydhabo xiritaanka siminnaar la siinayay in ka badan 80-macallin oo ka mid ah kuwo ay dowalddu u tababaraysay inay wax ka dhigaan iskuullada ay dalka oo dhan ka furayso.

 

Khilaafka u dhexeeya dowaldda Soomaaliya iyo waxgaradka Baydhabo ayaa wuxuu ka dhashay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay heshiis si rasmi ah ula saxiixatay maamulkii Sheekh Axmed Madoobe ee u u khilaafku ba’an ka dhexeeyay.

 

Magaalada ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo loogu soo horjeedo shirkii Addis Ababa, kaasoo madaxda dowaldda Soomaaliya ay ku tilmaameen inay tahay mid lagu xallinayo khilaaf xooggan oo ka taagnaa maamulka gobollada Jubbooyinka.

 

Baydhabo oo xarunta gobolka Bay ayaa waxaa hadda maamula golaha ay ku mideysan yihiin malaaqyada Digil iyo Mirifle; kuwaasoo wadashaqeyn la leh maamukii waqtigiisa dhamaaday.

 

Golaha malaaqyada ayaa waxay magacaabeen guddi kasoo shaqeeya sidii loo qaban lahaa shirweynaha maamul u sameynta Koonfur-Gabeed ee Soomaaliya, iyadoo guddugu ay wadaan wadaan abaabul iyo gogol-xaaridda shirweynaha oo lagu qaban doono xaruntii Baarlamaanka ee Baydhabo.

 

Dowladda Soomaaliya ayaan weli wax hadal ah kasoo saarin wafdiga ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada, kuwaasoo kaga qaybgeli lahaa Baydhabo xiritaanka tababarka macallimiinta.

 

Hiiraaan Online, Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I agree with them(maluugyada), yesterday they were denied entry into Kismaayo, today it is happening in Baydhabo for a reason, tmoro it owuld be another entity, I am just asking myself, what influence does SFG has outside Xamar!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

war the hell with this clan federalism BS. Tan kale i dont understand how these folks in baydhabo think they didnt contribute to liberating jubbaland where they claim they are majority in also in two years time (if i have understood it correctly) the people will vote whether they want federalism or not so why are they worried they're the 'majority' ileen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune.It has no influence outside Xamar, and it wouldn't have any influence within Xamar if it wasn't for AMISOM. That said, the SFG is not solely responsible for resuscitating the Somali State. How long would these quasi-states continue undermining the center. You can't have proper functioning state if the provinces are more powerful than the center.

Share this post


Link to post
Share on other sites

the tectonic plates of somali politics are being re arranged for good, catalyzed by the federal system. most fair minded people welcome this new development except of course for some neo-USC supremacists. who have designs on subjugating other people and usurping their land, sxb that won't happen anymore, forget about it. IA this new system will produce lasting peace and prosperity based on justice, equity and local empowerment. fahan wax

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

haaye our resident shaababi caruur laaye is at it again miyaa? these guys in baidoa feel they have lost the battle for their rights in the future jubba land state and they are doing exactly what they have seen gets results from the SFG in somalia.....they are treading a well worn path, that gets results...more power to them .

 

All Hail clan federalism.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Dowlada Ninkii handada oo shaqshaqa waxbaa uga soo daadanaayo,it worked for OG cagadheer ayagana calafkooda ha tijaabiyaan .laakiin way isku badiyeen gobolada ay sheeganayaan waa 6 gobol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che,

 

This though a bit raw is what will eventually produce the kind of trust Somalis need establish for a stronger nation.

 

In Kismayo, it was a test of limits, but it was fought entirely on constitutional grounds, and the settlement basis that was reached attests to the nature of Kismayo conflict , largely political with constitutional arguments --pros & cons

 

Let the Malaaqyo stand on their ground to secure their place in future federal Somalia. The music may be bit clumsy and tasteless, but the lyrics are much better , and meaningful

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

These guys are lost. Instead of defending the Lower Shabeelle from the thugs of Galguduud they cry over stuff that doesn't concern them. Kismaayo iyo Baydhaba maxaa isku geeye?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirweynaha maamul u sameynta gbollada Koofurta iyo Galbeedka Somalia oo Maanta ka furmay Magaalada Bayddhabo

 

Arbaco, September 11, 2013 (HOL) — Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka furmay maanta shirweynihii lagu dhisayo maamul goboleed, kaasoo si rasmi ah uga furmay xarunta baarlamaanka Soomaaliya uu ku lahaa Baydhabo.

 

Shirweynahan ayaa waxaa lagu dhisayaa maa mul goboleed loogu magac-daray Koonfur-galbeed Soomaaliya , iyadoo ay kasoo qaybgaleen shirka maanta furmay waxgarad, aqoonyahanno iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada maamulka loo sameynayo.

 

Ergooyinka ayaa waxay ka kala yimaadeen gudaha dalka iyo dibaddiisa sidoo kale waxay ka yimaadeen gobollada Shabeelada Hoose, Jubada Hoose, Bay iyo Bakool iyadoo la sugayo ergooyinkii ka imaanayay gobollada Gedo iyo Jubbada Dhexe.

 

Furitaankii shirka ayaa waxaa ka hadlay guddooomiyaha gobalka Bay, Cabdi Aadan Hoosoow isagoo soo dhaweeyay ergooyinkii soo gaaray Baydhabo ee ka qaybgalaya shirka, wuxuuna intaas kaddib ka hadlay in amniga degmada Baydhabo la xasilin doono shirweynaha uu u socan doono sidii looga talo-galey.

 

Sidoo kale, waxaa ka hadlay shrka guddoomiyaha hawenka, Xaawo Sokorey iyo nabadoonnada gobalka Bay qarkood, iyagoo ka hadlay in ergooyinka soo socda ay sida ugu dhaqsi badan ay u yimaadaan, inkastoo xildhibaanada ka soo jeeda gobolladaas aysan weli imaan, iyadoo horay loogu sheegay inay kasoo qaybgalaan.

 

Waxaa kaloo maanta ka hadley furitaanka shirka wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdullaahi Xaaji Xasan Mad-nuur, isagoo ka hadley in shirweynahan lagu dhisi doono maamul gobaleed rasmi ah oo ay heshiis ku yihiin dhammaan goballada Koonfurta Soomaaliya.

 

Dhanka kale, wararka qaarkood ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee arrimaha dibadda uu yahay musharrax u tartami doono xilka madaxweynimo ee maamulka lagu sameynayo shirka ka furmay magaalada Baydhabo.

 

Hiiraan Online, Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aw Xiin. The chaotic nature of the process can throw the country back into tribal wars. Reconciliation must precede all the state building followed by careful planning. I know that's ideal, but the rush to this sort thing can bring everything down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this