Sign in to follow this  
GAROODI

Somaliland about to embark on major road construction and repair project.

Recommended Posts

GAROODI   

Wafti balaadhan oo ka socda Xukuumada Somaliland ayaa Dalka China u jooga sidii ay usoo indha indhayn lahayeen Iibsiga Qalab lagu Casri garnayn doono Jidadka Somaliland

 

Guangzhou(Burcoonline)Wefti ka kooban Maareeyaha Wakaalladda Waddooyinka Somaliland Prof: Xassan Cali Cismaan , Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Mudane Aadan Cabdillahi Xassan Nugaal iyo Xoghayaha Wasiirka Madaxtooyadda Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa gaadhay magaalo madaxda Gobolka Guangzhou ee dalka China.

 

Weftigaas oo ujeedada socdaalkooda aanu wax ka weydiinay Mareeyaha wakaalladda Wadooyinka Somaliland RDA Prof Xassan Cali Cismaan ayaa sheegay in socdaalkoodu salka ku hayo u kuur-gelidda qiimaynta iibka qalabka waddooyinka lagu dhiso oo ay darsayaan.

Socdaalkan ayaa uu ku sheegay indho indhayn iyo iibsi iyo Qiimayn qalabka wadooyinka lagu dhiso ee kala duwan, isagoo hadalkiisa sii watana wuxuu kale oo uu sheegay in uu yahay safar taariikhi ah maadama qalab tayo sare leh loo samayn doono hada wixii ka dambeeya Wadooyinka Somaliland , waxaanu xusay in horumarinta jidadku yihiin hal-bowlaha kaabeyaasha dhaqaalaha iyo furaha dhaqaaluhu ku tannaado.isla markaana ka mid tahay balanqaadyadii Xukuumadu gashay.

 

Gudoomiyaha Gudida qandaraasyada qaranka Mr Aadan Cabdilaahi Xasan Nugaal ayaa ku sheegay in socdaalkoodani uu yahay mid ahmiyad weyn u leh dalka, maadaama oo ay qiimaynayaan qalab xukuumadda Somaliland ka soo iibsanayso dalka China si ay waddooyinka u casriyeeyaan. Waxaanu sheegay inay qalabkaasi ku doonayaan qiime macquul ah oo ay awoodda dhaqaale ee dalku gaadhi karto.

 

Gudoomiyaha Gudida qandaraasyaddu waxa uu intaas ku daray inay hadda qiimayn iyo indho-indhayn ku sameynayaan shirkado kala duwan oo ay ka doonayaan qalabka ay u baahan yihiin.

 

Aadan Xasan Nugaal waxa kale oo uu sheegay inay mudada ay joogaan dalkaasi ay doonayaan inay abuuraan xidhiidho kala duwan oo lala sameeyo shurkado gacan ka geysan kara horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, sida beeraha iyo dhaqaalaha.

Gudoomiyaha Gudida qandaraasyaddu waxa uu intaas raaciyay inay isbarbar-dhig ku samayn doonaan qiimeyaasha shirkaduhu u sheegaan ee la xidhiidha qiimaha qalabka ay u baahan yihiin. Waxaanu sheegay in socdaalo kale ku tagi doonaan waddammo kale mustaqablka dhaw.

 

Weftigan ayaa markii uu ka soo degay madaarka Gobolka Guangzhou lagu soo dhaweeyey si diiran oo meeqaam sare leh, waxaana madaarka ka qaaday Gawaadhida martidda loogu tallo-galay.

Socdaalka Masuuliyiintan ayaa qeyb ka ah himilladda xukuumadda Somaliland ee la xidhiidha in mustaqbalka dhow la casriyeeyo jidadka dalka isla markaana arrintaasi u tahay ahmiyad weyn oo ay culayska saarayaan.

 

Burcoonline Media Team

 

Guangzhou/ China

 

 

 

http://www.burcoonline.com/view.php?id=13068

Share this post


Link to post
Share on other sites

the last great wefti (consisted of Kulmiye members without portfolios) to China promised so much but delivered nothing of substance.

 

how can we be sure this wefti isn't lying? also why china and their ''phone-i'' deals?

 

Garoodi, please advise.

 

Al.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Alpha Blondy;973236 wrote:
the last great wefti (consisted of Kulmiye members without portfolios) to China promised so much but delivered nothing of substance.

 

how can we be sure this wefti isn't lying? also why china and their ''phone-i'' deals?

 

Garoodi, please advise.

 

Al.

I think Kulmiye is looking to leave a lasting legacy. I have always been an udub supporter. Not because of tribe because most of my Gaaroodi folk support ucid. I supported udub because riyale advanced democracy and was slowly making progress. I was the most anti Kulmiye opponent. However achievements to date so far are impressive. They delivered on the national tv station and added a continental radio station to it. The replaced the currency in the eastern regions. They increased the pay of the armed forces and ranked them and made education free for all school children in all the regions. They have handled the disruptions in taleex very well and calmly and have brought on board top leaders. The reason for this next move is simple the people of SOMALILAND have not only been complaining about the roads for a long time but now they have actually started to build the roads themselves. The state needs roads to transport armies and resources and collect taxes and ensure security and the people need it to travel and trade. Roads and infrastructure are important if the country is to advance forward. This trip to china no one told them to go the government decided. As they say you have to spend money to make money

 

Lets wait and see the people will build it but the government in my view wants to help with machinery were it can because its good for their image and will help them generate more revenue and assist with security etc not to mention reelection aims

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaaroodi I'm not expecting any thing from that delegation but other initiatives are great: fallowing projects are community initiatives:

 

1- Wadada Cad (Hargeisa Salaxley road) almost 40 km finished

2- Dilla Borama road almos finished 27 km

3-Dawga cad road Hargeisa to Djibouti most difficult part in Gollis mountains 4 km is finishid.

4-Burco-Oodwayne-Hargeisa road well progressed

5- Borama Camuud road finished.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Just give up garoodi Puntland looks tens time better then your hargaysa the only city you can bring to the table. I can bring multiple cities that are developed you can only bring one. Go away garoodi you will never be a puntland citzen or muwadin but a shisheeye and at best a permanent resident

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

^^^ stop embarrassing yourself and your people: its sad enough being left with 2.5 regions of desert wasteland and pretending to have something when all somali know you are nothing but hot air. Compete with galmudug Saxib because Somaliland other then taking your land and imprison you in you desert doesn't give two sh(ts what you or your pirate desert wasteland enclave think.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this