Sign in to follow this  
Saalax

Prof Cali Qaliif Galaydh Oo Quus Cad Ka Istaagay Hamiga Somaliwayn Kuna Soo Jeeda Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

Another Xaklotoosiye?

 

 

 

Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa quus ka soo joogsaday riyadii Soomaaliwayn ee uu aaminsanaa isla markaana ay u socon wayday dumintii uu la doonayay Somaliland.

 

Warar hoose oo laga helayo Cali Khaliif Gallaydh ayaa sheegaya in ay kala quusteen Madaxda Soomaaliya isla markaana ay imika xaaladoodu meel xun marayso isaga iyo Madaxwaynaha Soomaaliya.

 

 

Proff: Cali Khaliif Galaydh oo qadiyadda Somaliland xilli hore taagersanaan jiray, ayaa wakhtiyadii dambe ka soo hor jeeday isla markaana aaminsanaa mabda,a Federaalka kana noqday Soomaaliya Raysalwasaare xukuumaddii Cabdi Qaasin Salaad Xasan, isagoo xilliyadii dambena abaabulay kooxda la baxday Khaatumo State oo uu ahaa masuulkii dabada ka riixayay hirgalinteeda.

 

Cali Khaliif Galaydh,ayaa la sheegay in uu imika ku soo jeedo Somaliland isla markaana uu doonayo in uu wada hadal la furto .

 

Waxay wararku intaa ku darayaan in uu doonayo in ay xidhiidh dhaw yeeshaan Xukuumadda Somaliland isla markaana uu soo diga rogto dalka Somaliland oo uu hore uga haajiray.

 

Tallaabadan la sheegay in uu dib ugu soo noqonayo Cali Khaliif Gallaydh ayaa hadday dhabawdo waxay noqonaysaa masulkii labaad ee aaminsanaa Somalilawn isla markaana ka midka ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ee dib ugu soo noqda qadiyadda Somaliland oo uu ka soo horjeeday ,waxaana ka horeeyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo si wayn uga soo horjeeday Somaliland kana mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya balse usoo noqday qadiyadda Somaliland.

 

Prof:Cali Khaliif iyo Prof: Samatar ayaa la sheegay in ay labaduba cadaadis siyaasadeed kala kulmeen xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo golaha Baarlamaanka ee ay ka midka noqdeenba.

 

 

http://durdurnews.com/Detail.php?id=1139

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

^^^ he was just in naiborbi the other day talking about somaliweyn to the khatumo crew Saxib this is fake news. It would be best if all somalilanders could live in one state and work together but Cali Galayd hasn't sucked enough blood yet. I highly doubt this is the case Galayd would have o resign his Somalian parliament seat before coming but its his country he is more then welcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this