Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland First Ever Election Rallies Begins. PICS + AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Tillamook;965969 wrote:
Dr.Osman, what party will you back in the up coming elections?

I don't know yet, I am still studying about the parties and they're program for my state. http://www.puntlandelectoralcommission.org/

 

However I must say since Midnimo is gone, I am kind of leaning towards UDAD. I support a program of that has on it's agenda visions on how to get foreign investment from multi-nationals, diaspora, and locals with a vision on enhancing Puntland's international profile and a strong stance on security matters domestic and foreign. I want to see a clear vision on how the state will be developed, especially in it's infrastrucure such as the airports.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Tillamook;966104 wrote:
^

Do you think Cabdiwali Gaas will run against Faroole later in the year?

Honestly I doubt horseed will lose power, but I think they're will be a candidate change and farole is set to go

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Qardho: Isu soo baxa Horseed

3 Jul 3, 2013 - 8:38:16 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Urur Siyaasadeedka Horseed ayaa maanta 03 July,2013 wajigii labaad ee Banaanbaxyada taageerayaashiisu iskugu soo baxeen degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

 

Taageerayaasha oo fagaarayaasha magaalada socod ku maray ayaa sitay astaanta ururka Horseed iyo halku dhegyo muujinaya ururka ay u ololaynayaan doorashooyinka deegaanka ee dhowaan dhici doona.

 

Gudoomiyaha ururka Horseed ee gobolka Karkaar Gaani Muuse Geelle oo Shir ku qabtay Qardho ayaa sheegay in Xafladaha Urur Siyaasadeedka Horseed Puntland ayey si wadajir ah uga socdaan dhammaanba shanta degmo ee gobolka Karkaar banaanbaxyada taageerayaashu.

 

Waxa uu ururkan ku tilmaamay kii dhabada u xaaray nidaamka dimoqraadiyada Puntland islamarkaasina haboontahay in la doorto si ay uga dhabeeyaan horumarka laga tiigsanayo.

 

Muxubo Bashiir Xasan oo ka mid ah taageerayaasha Ururka Horseed ee magaaladda Qardho ayaa cod dheer ku sheegtay in ay taageerayaan cid kasta oo Nabadgelyada ka shaqeyneysa,waxayna xustay ineysan dooneyn burbur.

 

''Waxaan taageereynaa wixii nabadgelyada ka talinaya oo nabadgelyada Taageersan baan anagu Taageersanahay,burbur marabno Soomaali burbur wey soo martay,wuxuu yahayna waa la arkay''ayey tiri .

 

Urur Siyaasadeedka Horseed Puntland ayaa Ololihiisa Doorashooyinka Gollayaasha deegaanka Puntland sidoo kale ku qabtay magaalooyinka Bossaso ,Garowe,iyo deegaano kale.

 

1_64.jpg

2_59.jpg

3_64.jpg

4_54.jpg

5_54.jpg

7_42.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Ururka Horseed oo deegaanka Tuka-Raq soo dhaweyn kala kulmay Warbixin+Sawirro.

Comments (0) | Write Comment

 

Garoowe (RBC RADIO) Urur Siyaasadeedka Horseed oo ku jira Wareegiisa 2baad ee banaanbaxyada ay ururadu ku muujinayaan Cududooda Taageero ee ay Bulshada ka dhex haystaan ayaa Soo dhaweyn iyo Tageero balaaran Sida sawirrada ay muujiyanaan kala kulmay Deegaanka Tuqa-Raq ee ka tisan Gobolka Sool waxaana isu soobaxay Dad badan oo Rag iyo Dumar isugu jira iyagoo sheegay in ay taageersan yihiin una codeynayaan Ururka Horseed ee Iminka talada Puntland haya.

 

Maxamuud Warsame (Kuraase) oo ah Duqa degmada Tuka-Raq Ahna Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed ee Gobolka Sool oo dad kii mudaharaadka isugu soo baxay la hadlayay wuxuu sheegay in Ururkani hadii dadku doortaan uu u qaban doono aadeegyada ugu muhiimsan oo bulshada Reer Tuka-Raq ay doonayaan wax walbana uu la qaybsan doono dadka Deegaanka, Ururkan ayuu Gudoomiyuhu ku sifeeyey mid dhex-dhexaad ah oo Gobolada oo dhan ay u siman yihiin kana shaqeeya danaha Reer Puntland una taagan calaamad nabadeed iyo mid harsi isagoo Tusaale usoo qaatay Astaanka Ururka ee ah Geedka GOBKa soomaalidu u taqaan.

 

Mudane Maxamuud wuxuu ka dalbaday Shacabka Reer Tuka-Raq in ay Codkooda siiyaan Ururka Horseed si ay u horseedaan buu yiri Wanaag, isku calool fiyoobaasho, waxqabad, Hawlkarnimo, isu soo dhaweyn, iyo Hormar waara,wuxuuna rajo wanaag ka muujiyay wax qabadka ururka oo uu ku tilmaamay hadii la doorto iyo hadiikaleba in uu u taagan yahay Marwalba Danaha Umada reer Puntland sida uu Gudoomiyuhu hadalka u dhigay.

 

Waxgaradka Deegaanka oo Madasha ka hadlay waxay xuseen in ay codkooda siin doonaan Horseed Maadaama uu Wax qabad balaaran u muuiyay in uu deegaanka u qaban doono haduu Doorashooyinka kusoo boxo oo dadku codkooda siiyaan waxayna sii raaciyeen hadalkooda in mar walba ay garab taagan yihiin cida wax u qabaneysa Bulshada Dhibaateysan, kuwa danyarta ah, barakacayaasha, *****leysana, Baahi walba oo deegaanka iyo dalkaba ka jirta.

 

Ururka Horseed ee Muxaafidka ah ayaa Gobolada Puntland ka qabsaday Isu soobax balaaran oo uu ku muujinayo taageerayaashiisa Waxayna ka dheceen inta Badan Gobolada Puntland waxayna u haayd wareegii 2baad ee isu soo baxa Horseed.

 

RBC RADIO

 

Xafiiska Wararka Garoowe.

Use Facebook to Comment on this Post

 

vlcsnap-49791.png

vlcsnap-48081.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I know what Salax is crying about in the other thread, he wants to stop the elections. Waryaa Take this

 

Urur Siyaasadeedka HorCad oo Taageeradiisa ku soo bandhigay Bosaso+Sawiro

July 4, 2013 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster

 

Iyadoo lagu guda jiro Waqtiyadii Ololaha Dorashooyinka Golaha deegaanka Ee Puntland ayaa waxaa Maanta Magaalada Boosaso ku soo bandhigay cududiisa taageero Urursiyaasadeedka Hor Cad oo ka mid ah Ururada loolanka dheer ugu jira sidii uu ugu soo bixilaha Doorashada Golaha Deegaanka.

 

Kumaanaan qof oo ah taageerayaashaa ururka siyaasadedka Hor cad ayaa gawaari ku soo maray Wadooyinka Waaweyn Eee Magaalada Boosaaso Iyagoona watay Boorar ay ku qoranyihiin Halgu dhigyo iyo ereyo ay ku tageerayaan ururkaan gudanbayna waxa ay ku soo biya shubteen garoonka weyn ee Kubada Cagta Magaalada Boosaaso.

 

Halkaas waxaa Taageerayaasha kala hadlay Msuuliyiinta ugu sareysa ururkaas iyo weliba Xilibaano u taagan Golaha Degaanka Ee Degmada Boosaaso.

 

Iyagoona ugu baaqay taageerayaashooda in Maalinta Codaynta ay u Codeeyaan Urursiyaasadeedka Hor cad , waxa ayna halkaas tageerayaasha ururku ku soo bandhigeen sugaan iyo weliba cayaaro hidaha iyo dhaqanka ah ay ku tagerayaan ururkaan.

 

Afhayeenka Urur siyaasadeedka Hormarka iyo Cadaalada ee Hor cad Axmed yaasiin Saalax ayaa Taageerayaasha la hadlay isagoona sheegay in ururkaan uu yahay urur ka turjumayaa wax qabad iyo weliba isbedel wanaagsan loona baahanyahay in aad tageeertaan liga Doorashooyinka .

 

Yaasmin oo ka mid ah Xildhibaanada u sharaxan Golaha deegaanka Degmada Booosaaso ayaa Tegeerayaasha ururka ka codsatay in la sii codkoda Maalinta Codbixinta .

 

C.casiis Mahdi oo ka mid ah Madaxda Urur siyaasadeedka ayaa dhankiisa tageerayaasha Ururkaan ugu hanbalyeyey sida wanaagsan oo ay isugu soo baxeen kuna booriyey sida ay hada u soo baxeen in ay xiliga Codayntana u codeyaan Ururka ka turjumayaa Hormarka iyo sinaanta Bulshada reer Puntland .

 

Isku soo wada Dooboo Ururka Hormarka iyo Cadaalada Ee marka Magiciisa la soo gaabiyo loo yaqaan Hor Cad ayaa Noqonaaya Ururkii Ugu taageerada Badanaa inta ay socotay ololaha taageerada Xisbiyada Badan Ee Puntland .

 

DSC00844.jpg

DSC00850.jpg

DSC00853.jpg

DSC00856.jpg

DSC00870.jpg

DSC00892.jpg

DSC00910.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Wallahi manu ogayn inay cuqdad heersare keeni karto election campaignka puntland. Manta laga bilow ka hari maayo

 

Urur Siyaasadeedka Hor-Cad oo Maanta Magaalada Boosaaso kusoo Bandhigay Cududiisa Taageero(Sawiro).

 

Urur siyaasadeed hormarka iyo caadaalada ee horcad ayaa Maanta Magaalada Boosaaso ku soo bandhigay cududiisa taageero .

 

Kumaanaan qof oo ah taageerayaashaa ururka siyaasadedka Hor cad ayaa gawaari ku soo maray Wadooyinka Waaweyn Eee Magaalada Boosaaso Iyagoona watay Boorar ay ku qoranyihiin Halgu dhigyo iyo ereyo ay ku tageerayaan ururkaan gudanbayna waxa ay ku soo biya shubteen garoonka weyn ee Kubada Cagta Magaalada Boosaaso.

 

Halkaas waxaa Taageerayaasha kala hadlay Msuuliyiinta ugu sareysa ururkaas iyo weliba Xilibaano u taagan Golaha Degaanka Ee Degmada Boosaaso.

 

Iyagoona ugu baaqay taageerayaashooda in Maalinta Codaynta ay u Codeeyaan Urursiyaasadeedka Hor cad , waxa ayna halkaas tageerayaasha ururku ku soo bandhigeen sugaan iyo weliba cayaaro hidaha iyo dhaqanka ah ay ku tagerayaan ururkaan.

 

Afhayeenka Urur siyaasadeedka Hormarka iyo Cadaalada ee Hor cad Axmed yaasiin Saalax ayaa Taageerayaasha la hadlay isagoona sheegay in ururkaan uu yahay urur ka turjumayaa wax qabad iyo weliba isbedel wanaagsan loona baahanyahay in aad tageeertaan liga Doorashooyinka .

 

Yaasmin oo ka mid ah Xildhibaanada u sharaxan Golaha deegaanka Degmada Booosaaso ayaa Tegeerayaasha ururka ka codsatay in la sii codkoda Maalinta Codbixinta .

 

C.casiis Mahdi oo ka mid ah Madaxda Urur siyaasadeedka ayaa dhankiisa tageerayaasha Ururkaan ugu hanbalyeyey sida wanaagsan oo ay isugu soo baxeen kuna booriyey sida ay hada u soo baxeen in ay xiliga Codayntana u codeyaan Ururka ka turjumayaa Hormarka iyo sinaanta Bulshada reer Puntland .

 

Isku soo wada Dooboo Ururka Hormarka iyo Cadaalada Ee marka Magiciisa la soo gaabiyo loo yaqaan Hor Cad ayaa Noqonaaya Ururkii Ugu taageerada Badanaa inta ay socotay ololaha taageerada Xisbiyada Badan Ee Puntland.

 

DSC03639.jpg

DSC03654.jpg

DSC03660-Copy.jpg

DSC03662.jpg

DSC03669.jpg

DSC03682.jpg

DSC03660-Copy_1.jpg

DSC00844.jpg

DSC00845.jpg

DSC00846.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Were horcad SALAX

DSC03669.jpg

 

Salaxow ogow marki multi partyka hir-gasho, Puntland parliament is for an upgrade with electronic voting systems because they still need hold a presidential election January 8. Can you imagine it sxb. Horseed, Horcad and Udad sitting in 3 sides of the parliament based on proportionate seating won at the district election with the ruling party on the front bench and everyone equipped with electronic voting.

 

Thats what im talking about. A REAL GOVT not that shamble of a joke in hargaysa. Look at your president home, its not even his ceeb

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this