Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

HAG elders warn Ethiopia not to support Ahmed madoobe's Jubbaland.

Recommended Posts

Nabadoon Axmed Diiriye oo ka digay in Dowladda Itoobiya ay taageerto Sheekh Axmed Madoobe

 

Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa wuxuu ka hadlay xiisada murugsan ee ka taagan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo taasina uu ku macneeyay in la diiday, in loo hogaansamo awaamiirtii Dowladda Federalka.

 

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa wuxuu Dowladda Itoobiya uu uga digay inay taageerto Maamulka uu hogaamiyo Sheekh Axmed Maxamed Islaam, xilli uu ku sugan yahay Magaalada Addis Ababa.

 

Nabadoon Diiriye ayaa wuxuu tibaaxay in Dowladda Soomaaliya ay mowqif cad ka qaadatay arrimaha Gobolada Jubbooyinka, sidaasi daraadeedna ay Dowladdu qabaneyso sida uu sheegay shir looga hadlaayo arrimaha Jubbooyinka, loona baahan yahay inaysan ku lug yeelan buu yiri gacmo shisheeye.

 

Sidoo kale Nabadoonka ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Itoobiya, ay xilligaan saaxiibo soke yihiin sida uu yiri Dowladda Soomaaliya, isla-markaana waxaan ka dhooreynaa buu yiri inay tix geliso mowqifka Dowladda, ay ka qaadatay Maamlka Axmed Madoobe.

 

Axmed Diiriye Cali ayaa wuxuu muujiyay inay ka xun yihiin xiisada cakiran ee ka taagan Magaalada Kismaayo, wuxuuna ku baaqay in la taageero mowqifka Dowladda, si Dowladda ay u yeelato hogaaminta doorka siyaasadeed ee Jubbooyinka.

http://universalsomalitv.com/node/4114

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Wakaa Soomaaliya, ha ku deyso, anigu kolleey rajo wanaagsan ayaan qabey oo ku saleysneyd visionkii 2025kii, dib ayaan candhuufteyda u laqey, sababtoo ah waxaanba ogaadeyba in 2025 sidan aan hada nahey iyo ka daran ahaan doono, hada waxaan ku leeyahay maxaad ii qaban weyday markaan waxaas qorayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ It could still happen (but not that early). You may think me mad but I think this is the best time for Somalia. Finally, the discussion is open and nobody his hiding behind any nonsense anymore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ngonge, oo waxaad leedahay waa caafimaad in qof kasta uu soo buttaaciyo waxa uurkiisa ku jiro(waa run), dee macal xiidmaha hadey soo raacaan baa daran soo ma ahan.

 

Anigu angle kale ayaan ka eegayaa, xaalku ma sahlana, this is according to Nairobi, the epicenter of Siyaasada Soomaalida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ In the short term, waa runtaa xaalku ma sahlana. But in the long term things actually look rosey!

 

All sides know that this has to work. For the timebeing, they all want to win it for their side. But they'll soon see how futile the whole thing is and they'll have to compromise. At least now, the compromise is not going to be a fake one about this state or that state. It will be one about reer hebel v reer hebel (which has always been the problem with Somalia).

Share this post


Link to post
Share on other sites

The question is will Ethiopia listen to Ahmed diiriye or will they support Jubbaland and jeopardize their relations with Mogadishu i think the Ethiopians will make some promises to Ahmed madoobe but will not make it official.

 

As for Nuune in Somalia there is no dominating factor no one won the civil war other African countries some one wins the civil war and becomes the new elites. This didn't happen in Somalia the opposite actually happened in Somalia. Somalia remains a society broken by zerosum tribal politics Militant Islamism and poverty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why is the fella speaking for the government? I am quite sure he does not represent the government neither is he part of it. Its the presidents job to send such warnings and this man should really stop interfering with government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheesh, this guy is personification of everything that's bad in Somalia. Clannism and arrogance. Everytime he opens his mouth he confirms the opinions held by many people against the president (who is coincidentally adopting the same policies this guy advocates:rolleyes:).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this