Sign in to follow this  
Alpha Blondy

Learn Somonics, dee.

Recommended Posts

intermediate to advance

 

miyaad waalantahay? - are you crazy? - e.g - naga daa ciyaarta dee. horta miyaad waalantahay, dee?

 

bal tan eega? - can you believe this? - e.g - bal tan eega? inaar, miyaad waalantahay, ma istidhi?

 

saas miyaa? - is it like that now? - e.g - oo waayo, saas miyaa?

 

oo waayo? - why? - e.g - oo waayo? saas miyaa?

 

maxaa kaga shan iyo toban ah? - what is 15 for you? - e.g - naga daa mashruucan! maxa kaga shan iyo toban ah, inaar?

 

cal kuli xaal - to cut a long story short - e.g - cal kuli xaal, waxaan ku idhi maxaa kaga shan iyo toban ah?, ma garatay?

 

sheydaanka iska naar, inaar. - can you exorcise yourself, bro - e.g - sheydaanka iska naar, inaar. waa iga taalo, ma garatay?

 

waa iga taalo - it is merely an advice - e.g - sheydaanka iska naar. waa iga taalo, ma garatay?

 

wey dusheey - it has flown - e.g - waar, naga daaya, dee. arrintu wey dusheey ee sida uula socoda

 

shukaansi wacan, inaar - get in there, bro - e.g - walle, wey dusheey. shukaansi wacan, inaar.

 

talow - presumably - e.g - talow, ma wuxuu aha laan-gaab ehlu naarka la sheegoo, siba ku wa cuqdadu ku badaantahay?

 

laan-gaab ehlu naar - those of the lesser branches destined for hell - e.g - talow, ma wuxuu aha laan-gaab ehlu naarka la sheegoo siba ku wa cuqdadu ku badaantahay?

 

ma anaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa - am i the crazy one or are they singing in Aden? - e.g - saas miyaa? oo waayo? niyahow, ma anaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa, ma istidhi, dee?

---

 

garanaye ma garateen, dee? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;963088 wrote:
Alpha, as the resident self proclaimed expert on such things, what terms does the Somonics contain when referring to the gentler sex? What tender words do you use when addressing your maids, for example?

calashaan sidee? :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alaabatation - she is got the assets

Qaabless - opposite of alaabatation

ma isla duulna - can we be love birds

xan iyo xarago - gossip and glamour

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Stuff that Alpha didn't know or is yet to learn which is related to his topic, I think Ngonge was expecting some sort of this from Apha, i haven't included everything here but korka leen ka taataabtey bas by avoiding to write any x-rated stuff for fear of our youngesters in here(even though they are corrupted).

 

 

- Dhuuritaanka ii dhiib = show me your back

- isteerin miijis = aan is dhunkano or lets kiss

- Fiyaakalo kiimis = lets get marry

- Qalqaliina iga dheh = she is high

- Aroosto buuryanidhaako = waxey dhashey gabar or she gave birth to a girl

- Sasamiino uurkalooji = calooshaa u buuxdo or she is pregnant

- istaaqfurullaah = waa la i qabaa aboowe, or I am married woman

- Shoota biibis = sarwaalkaa ka dhacey, or his pants went down due to a girl walking by

- iglan guurim = she is single never touched

- Qasnada waa ceejis = she had a tight top, or isbaalaheeda balaq ma ahan

- Kaniiniga u laba rog = buy him a packet of daroogo

- ii kala falliiq = igu aruuri

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Suldaanka;963254 wrote:
Alaabatation - she is got the assets

Qaabless - opposite of alaabatationma isla duulna - can we be love birds

xan iyo xarago - gossip and glamour

This is a totally different language, it is called Somglish;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Alpha these words are not Somali. It is Hargeisa's trash language and an insult to proper Somali. It seems you spend most of your time with the wrong crowd;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin-Yaaban;963119 wrote:
Alpha, what do the people in Hargeisa think when you say 'inaar' instead of 'ina'adeer'?
:)

aar bal tan eega, ma istidhi?

 

inaar, sometimes days pass without speaking a word of somali, ma garatay? :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

nuune;963105 wrote:
^^^ Casharada noocaas ah wali uma aan dhigin balse laba bil ka dib ayaan u dhigayaa, waxba kama uu garanayo aan ka aheyn
jaariyad khasiisad ah
.

Lool;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka;963254 wrote:
Alaabatation - she is got the assets

Qaabless - opposite of alaabatation

ma isla duulna - can we be love birds

xan iyo xarago - gossip and glamour

inabti, sidaad uu oogtahay, weynu wada xasuusanahay.wakhtiyadii farxada iyo xiisaha gaarka ah ee ma isla duulna

 

:cool::P

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;963259 wrote:
Stuff that
Alpha
didn't know or is yet to learn which is related to his topic, I think
Ngonge
was expecting some sort of this from Apha, i haven't included everything here but korka leen ka taataabtey bas by avoiding to write any x-rated stuff for fear of our youngesters in here(even though they are corrupted).

 

 

- Dhuuritaanka ii dhiib
= show me your back

- isteerin miijis
= aan is dhunkano or lets kiss

- Fiyaakalo kiimis
= lets get marry

- Qalqaliina iga dheh
= she is high

- Aroosto buuryanidhaako
= waxey dhashey gabar or she gave birth to a girl

- Sasamiino uurkalooji
= calooshaa u buuxdo or she is pregnant

- istaaqfurullaah
= waa la i qabaa aboowe, or I am married woman

- Shoota biibis
= sarwaalkaa ka dhacey, or his pants went down due to a girl walking by

- iglan guurim
= she is single never touched

- Qasnada waa ceejis
= she had a tight top, or isbaalaheeda balaq ma ahan

- Kaniiniga u laba rog
= buy him a packet of daroogo

- ii kala falliiq
= igu aruuri

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Nuuneooow,

 

you've got an imagination, ma istidhi? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaaliya mas’uul badanaa

Magac dowlo badanaa

Maamul goboleed badanaa

Madaxweynayaal badanaa

Macno xumo badanaa

Muwaafaqo darro badanaa!

 

Xaajo murugsan badanaa

Qabiil muransan badanaa

Musuqmaasuq badanaa

Maal xaaraana badanaa

Dad is maagay badanaa

Miciin darro badanaa!

 

********* qaawan badanaa

Ruux maldahan badanaa

Maan doorsan badanaa

Madiidin gaalo badanaa

Mus la galo badanaa

Qof masaar liqay badanaa!

 

Wadaad mufsida badanaa

Diin maroorin badanaa

Marin habaabin badanaa

Mujaahid beena badanaa

Anaa mudiira badanaa

Alla mushkilo badanaa!

 

Madaxweynuhu dhoof badanaa

Waa lay macsuumay badanaa

Meelo aad aad badanaa

Marti qaad shisheeye badanaa

Ninku Maqnaansho badanaa

Meelo sare waab badanaa!

 

Hargeysa muusannow badanaa

Midnimo diid badanaa

Waa nala maagay badanaa

Miig baa na laayay badanaa

Astaan mariida badanaa

Maajaan xorownay badanaa!

 

Muqdisho macnayaal badanaa

Mowjad kacsan badanaa

Miino qaraxda badanaa

Maanyo moorto badanaa

Marin gooyo badanaa

Meeshu qaylo badanaa!

 

Garoowe masayr badanaa

Madaxdeedu cuqdad badanaa

Muddac iyo qaylo badanaa

Annagaa mudnayn badanaa

Waa nala garab maray badanaa

Marmarsiiyo baas badanaa!

 

Reer Mudug xasarad badanaa

Magaalo qaybsan badanaa

Gaalkacyo Maayar badanaa

Nin is magacaabay badanaa

Mid kaloo ku haysta badanaa

Alla dadku maag badanaa!

 

Kismaayo muran badanaa

Anaa marooqsaday badanaa

Waan maali jiray badanaa

Madaxweynayaal badanaa

Magli xanaf leh badanaa

 

Gaal maqiiqan badanaa

Amxaar muraadle badanaa

Kiinyaati muun ah badanaa

Musefeeni baahan badanaa

Soomaali meyd ah badanaa

Magaalo dunsan badanaa!

 

Soomaaliya maal badanaa

Xoolo miyi badanaa

Geel mawjada badanaa

Lo’ la maalo badanaa

Mooro ari ah badanaa

Haddana macaluul badanaa!

 

Maanyo buuxda badanaa

Webi ma’wi ah badanaa

Mallay bilaasha badanaa

Ceel macaan badanaa

Dhasheeg meersan badanaa

Mar kalana oon badanaa!

 

Baardheere masaggo badanaa

Afgooye muus badanaa

Babaay miiran badanaa

Bariiska Mugaambo badanaa

Mareerrey sonkor badanaa

Dalkuna macaluul badanaa!

 

Maanyadeennu dherer badanaa

Maraakiib shisheeye badana

Tuug mulfinaaya badanaa

Milatari qalaad badanaa

********* badeed badanaa

Halaq mareen badanaa!

Alla meeshu muran badanaa!

 

Abwaan Aadil

Share this post


Link to post
Share on other sites

intermediate to advance

 

waa siday tahay - it's how it is - waa siday tahay ee sida uula socda

 

wax saas ah - little detail in reference to a fact or a memory -e.g - anigu wax saas ah kama xasuusto dowladii hore Dahir Riyaale Kahin. balse, waxaa la sheega inay shan iyo tobaan qof ku eedeeyey faafinata diinta kiristaanka, ma ruunba?

 

wax yaahas iyo waxyaabo kalo la mid ah - those things and many more things similar to it - e.g - naga daa wax yaahas iyo waxyaabo kalo la mid ah. meesha waxba kuma heysid ba ku idhi eh?

 

alla hoogey oo ba’ayeey - it's literally over for me, i'm finished and destined to be punished - e.g - alla hoogey oo ba’ayeey xaalada suuqa bakaaraha waaxa la yidhi waa iska bariga dhexe

 

garanaye ma garateen. :P:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this