Sign in to follow this  
Abtigiis

Sheikh Ahmed Madoobe: grab the moment of greatness beckoning!

Recommended Posts

Haatu   

xiinfaniin;960931 wrote:
edit: The Finger-Pointer man in Kismayo waa galayrkii ayeyday xusi jirtay , allow daa

Galayr xitaa ma la xusi jirey? I thought my grandma was crazy when she used to refuse to break the thigh bone of the animal. Apparently facii Xaaji Heblow don't do that. Ask Abtigiis :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xiin

Ciidan boolisa oo tababaran ama kuwa dalaayadaha ku booda hadii laga fursan waayo,garoowe ha lagasoo diro si uu nabad galyada kismaayo uga qayb qaato,xamaasadaan uu faroole iska dhigayo inuu libaax labada dhagood hayo way nasii cawaraysaa,waxba soo kordhin mayso

 

Gabdhaha kuwii ugu qurux badnaa hadii wadaad snm meheriyay maxaa wadaadada usc geesaha u yeelay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni,

 

Garoowe dawrkeedu waa bari-taar, Kismaayo nabadgelyadeedu waa sugan tahay , ciidama uma baahna.

 

Wadaada SNM ah oo gabdha meheriya ma maqal. Haddayse kasoo harto, cilladu maaha inaysan usc wadaada wax meheriya lahayn, cilladu waa adiga shardiyey meelaysan joogin inay gabdhaha ka meheriyaan . Waxaad na leedahay gabadhii Kismaayo ahayd haddaan wadaad usc ahi igu meherin la aqal gelimayo, maalin dhaweydna dumar mashxaradayey oo arooskaaga u dabaal degayey waxaa la sheegay inaad kala cayrisay oo tiri: meherkii weli ma dhicin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xiinow ma qalanjo qoran adoo ag taagan oon waxba lagaa waydiin miyaysan snm oo somaali diida meherin wadaadka xamar ka yimid oo wada tashi iyo xal ogol oo doonya inaan wax wadaagno ma arko wax lagu diido

Calaa kuli xaal khayr bay ku danbayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this