Sign in to follow this  
malistar2012

Ciidamo Mushaar La’aan Ka gaduudsan oo la wareegay xarumaha Bangigi iyo W Maaliyada ee gobolka Mudug

Recommended Posts

Cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland ee gaarka ka haya xaduudaha gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta si xoog ah kula wareegay gacan ku haynta bangiga dhexe iyo xarunta wasaarada maaliyada gobolka Mudug waxayna joojiyeen gebi ahaanba shaqadii Bangiga iyo wasaarada maaliyada xafiiskeeda magaalada Gaalkacyo.

 

Ciidamadan ayaa ka gaduudsan mushaar la’aan mudo hal sano ah oo aysan helin wax mushaaraad ah iyadoo ay u dheertahay in laga jartay lacagihii masruufka iyo raashinkii ay ku noolaayen waxaa sidoo kale ay ka cabanayaan maamulka gobolka Mudug oo aan wax daryeel ah siin ciidamada mudo 2 sano ah .

 

Saraakiisha wata ciidamadan gacanta ku haya bangigiga iyo wasaarada maaliyada ayaa sheegay in aysan ku qanci doonin balan qaadyo ugu yami dhanka maamulka gobolka iyo kan degmada oo ah in la siin doono wax ka yar inta ay haatan doonayaan waxaana ay sheegen in aysan ka tagi doonin xarumaha ay gacanta ku hayaan ilaa iyo inta dawladu ay xaqooda ka siinayso.

 

Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo ayaa isku dayay dhowr jeer maanta in ay ka kaxeeyan ciidamadan gaduudsan xarumaha ay gacanta ku hayaan balse waxa ka biyo diiday ciidamada iyagoo guud ahaanba jaray wadooyinka soo gala xarumaha ay gacanta ku hayaan oo ku yaala bartamaha magaaalada Gaalkacyo.

 

Ma ahan markii ugu horaysay oo ciidamo ka tirsan daraawishta Puntland ay gaduud caynkan ah sameeyan waxaa dhawaan jidgooyooyin dhigtay duleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ciidamo ka tirsan Daraawishta oo lacago iskood ah uga qaata dhamaan baabuurta isticmaasha wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garoowe

 

Dawlada Puntland ayaa ilaa haatan wax war ah ka soo saarin ciidamadan gaduudsan ee la wareegay qaar ka mid ah xarumaha dawlada ee gobolka Mudug iyadoo dhawaana Dekada magaalada bosaaso iyo xarumo kale ay la wareegen ciidamo ka gaduudsan mushar la’aan waxaana ay si caado ah kanoqotay amuurta caynkaan ah dhamaan deegaanada Puntland .

 

 

 

Horseed Media

Gaalkacyo Puntland, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

8Y1A2319.JPG

 

mean while Farole is busy taking order From kiku Fufu eater

 

 

 

Ma ahan markii ugu horaysay oo ciidamo ka tirsan daraawishta Puntland ay gaduud caynkan ah sameeyan waxaa dhawaan jidgooyooyin dhigtay duleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ciidamo ka tirsan Daraawishta oo lacago iskood ah uga qaata dhamaan baabuurta isticmaasha wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garoowe

 

10_jan_2012.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

sakiin-iyo-faroole_thumb.png?w=475&h=403

 

 

Farole wasted the money on Sharif zakiin , 2 years the Soldiers are claiming they never received their salary that's serious ..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

malistar2012;958556 wrote:
8Y1A2319.JPG

 

mean while Farole is busy taking order From kiku Fufu eater

 

 

 

 

 

 

10_jan_2012.jpg

If you are going to rant out your racism at least be an equal opportunity racist and say the same about Uganda, Brundi, Ethiopia etc.

 

 

in spite of random acts of incompetency on the part of some officials, Puntland continues to thrive and progress in leaps, much more we can say than the rest of the nation. Above all, Puntland's various media outlets are not kabo qaads for any particular warlord or clan but serve the people, hence bringing you this news. While you discredit Puntland, I see a fledgling region that continues to better its residents and empower the displaced. While you wish evil upon Puntland, I will remind you that Puntland is the backbone of the nation; where Puntland goes, so does the rest of the nation!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this