Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Siere leone troops arrive in kismayo

Recommended Posts

Ciidammo ka socda dalka Sierra Leone oo qayb ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya oo soo gaaray Magaalada Kismaayo

 

Sabti, June 01, 2013(HOL) :-Waxaa magaalada Kismaayo soo gaaray ciidamo ka socda dowladda Sierra Leone oo iyagu qeyb ka ah howlgalka AMISOM ay ka wado Soomaaliya, waxaana ciidamadani oo sitay gaadiidka dagaalka iyo kuwa ciidamada daabula ay kasoo dageen marsadda caalamiga ah ee magaalada Kismaayo.

 

Ciidamadan oo ku qalbeeysnaa hubka noocyadiisa kala duwan, taangiyo iyo gaadiidka ciidamada daabula ayaa maanta lagu arkayay qeybo katirsan magaalada, waxaana markii ay ciidamadu soo dageen ay fariisimo ka sameysteen garoonka diyaaradaha iyo saldhigyada dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo.

 

Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugan Kismaayo ayaa HOL u xaqiijiyay in ciidamadani ay hordhac u yihiin askar ka socota dowladda Sierra Leone oo la filayo in ay maalmaha soo socda soo gaaraan magaalada, waxaana ilaa imika cadeyn tirada rasmiga ah ee ciidamada hadda yimid.

 

Sidoo kale cutubyo ka tirsan ciidamada ka socda dowladda Sierra Leone ayaa todobaadyo kahor la geeyay deegaanada ku yaal galbeedka gobolka J/hoose, waxaana goobaha ay imika ku suganyihiin ka mid ah deegaanada Dhoobleey iyo Qooqaani.

 

Dowladda Sierra Leone ayaa qeyb ka ah wadamada Afrika ee ciidamada usoo diray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan ciidamada ka socda dalalka Uganda, Brundi, Kenya, Jabuuti iyo Nigeria ee ku sugan dalka Soomaaliya islamarkaana dagaalka kula jira xarakada Al-shabaab oo iyadu si weyn uga soo horjeedda dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now we have the siereleone troops in Kismayo

The Kenyan troops in Kismayo

The government troops in Kismayo

And Ahmed madoobe Raskambooni troops in Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

And you expect a civil war to occur between two brotherly clans, habaarkaagi wuu khasaarey.

 

 

Don't forget President Barre army too in the list

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sidii ummusha ayaad illowsha dhawdahey, ma adaanan boqol iyo koow jeer oranin that Madoobe iyo Barre dagaal bey fooda is dari doonaan and was expectinng that, and worse, that you also said dowlada ciidankeeda ayaa dagaal ku qaadi doonta Kismaayo another civil war, niyahow dagaal sokeeye ummada wey ka soo daashey ee ha u saadaalin bil fadlak my friend Xaaji Xeyraanoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have never said that i said clashes can happen but its highly unlikely that a war can escalate since there are African union peacekeeping forces to keep the peace between the warring Militias. Also there is the Alshabaab factor that can play a role. Anigu cidna waligay dagaal ugu ma baaqin , wixi dhici kara uun ba ka hadlay iyo wixi aan dhici karayn. Waliga ha isku dayin inad hadalkayga dudid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Alshabaab iska dhaaf they are not threat to Kismaayo anymore, maybe Bu'aale and other places, adigu hada maxaad damacsantahey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are still in middle jubba and parts of the lower jubba. Anigu waxba ma damacsani warka uun baan so tabiniyey wixi akhbaar oo so cusboonaday maanta ciidamadi siere leone ba yimi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

The Sierra Leon troops arrived at Mogadishu, not Kismayu. This piece is false again. :).

 

They are heading to Jubaland but they haven't landed in Kismayu today.

 

Midda kale Uganda weyba aqoonsatay Jubbaland bal dhageyso janankan..

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;957707 wrote:
The Sierra Leon troops arrived at Mogadishu, not Kismayu. This piece is false again.
:)
.

Mr Zack your a funny man fighting against woyanne's in the kilil in the same chilling with kenyans drinking shaahi in Kismayu.:eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

War these people are slaughtering each other for diamonds which they sell to Europeans and they want to help Somalia? lol. Somalia has become a free for all, every Bantu that wants to pillage and rape has found his vacation spot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this