Sign in to follow this  
malistar2012

Wafdigii ka socday dowladda ee shalay gaaray Kismaayo oo wadahadallo la leh mas’uuliyiinta maamulka

Recommended Posts

Wafdi isugu jira wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo Saraakiil dhanka Ciidammada ah oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa halkaasi maanta kulamo kula leh mas’uuliyiinta maamulka KMG ee magaaladaasi, kulamadaasi oo looga hadlayo sidii Ciidammada Jubbooyinka kusugan ay uga mid noqon lahaayeen Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.

 

Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaiya mudane Cabdi xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo wareeysi siiyey Radio Muqdisho kana mid ahaa wafdigi heerka wasiir ahaa ee shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in si weyn loogu soo dhaweyey magaalada Kismaayo isago xusay in u jeedada socdaalkoodu u ahaa u kuur galida xaalada rasmiga e ka jirta magaaladaasi.

 

Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in talaabada ugu horeysa ee u qorsheysan ay tahay la socoshada xaalada ciidamada Xoogga Dalka ee halkaasi ku sugan iyo qarameynta ciidanka aan ka midka aheyn CXDS ee la dagaalamay maleeshiyaadka argagixisada ee Alshabaab.

 

Waxa uuna wasiirku hoosta ka qariiqay in ay dadaal ugu jiraan sidi ay xaquuqdooda ku heli lahaayeen isla markaana tababaro loo siinlahaa ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Jubbooyinka.

 

Magaalada Kismaayo ayaa saaka dagan iyadoo wasiirrada ku sugan halkaasi ay wada hadalo la leeyhiin saraakiisha maamulka KMG. ah ee magaaldaasi iyo waxgaradka gobolada Jubbooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaiya mudane Cabdi xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo wareeysi siiyey Radio Muqdisho kana mid ahaa wafdigi heerka wasiir ahaa ee shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in si weyn loogu soo dhaweyey magaalada Kismaayo isago xusay in u jeedada socdaalkoodu u ahaa u kuur galida xaalada rasmiga e ka jirta magaaladaasi.

 

Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in talaabada ugu horeysa ee u qorsheysan ay tahay la socoshada xaalada ciidamada Xoogga Dalka ee halkaasi ku sugan iyo qarameynta ciidanka aan ka midka aheyn CXDS ee la dagaalamay maleeshiyaadka argagixisada ee Alshabaab.

 

Madoba and Raskaalat milities should learn from Khatuum and makhiir , Farole former taxi driver and his son should not be taken serious

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Walaale Malistar, it seems you're on the verge of a major nervous breakdown regarding these Jubaland issues. War ninyahow, bal take a week off from the Somali tabloid news portals and this forum...it is not worth loosing your sanity over this crap.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this