Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Reer Buhoodle and also the tradtional chiefs of Buhoodle support Ahmed madoobes presidency

Recommended Posts

Cuqaasha,Waxgaradka Iyo Dhamaan Bulshada Gobolka Cayn Ee Magaalada Buuhoodle Oo Hambalyo U Diraya Madaxweynaha Cusub Ee Jubbaland State.(Daawo Maqal Iyo Muqaal)

 

Buuhoodle(Allssc)-Tan iyo markii madaxweynaha maamulka Jubbaland loo doortay Axmed Madoobe oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu cad-cadaa ee loo badinayey inay kusoo baxaan jagada madaxtinimo ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa arintaasi afkaaro kala duwan ka bixiyey shacab weynaha Soomaaliyeed,

 

Iyagoona qaarkood ay soo dhoweeyeen doorashadii madaxtinimo ee ergooyinkii shirkii Kismaayo ay ku doorteen madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe.

 

Hadaba shacab weynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle oo aanu maanta mirco Phone-ka la dhex qaaday ayaa afkaarahooda arintaasi ku aadan waxa ay u dhigeen sidatan…

Si kaba ha ahaatee maamul goboleedka Jubbaland ayaa isagu kamid noqonaya maamulada ka jira haatan gudaha dalka Soomaaliya,

 

Waxaana inta badan shacabka Soomaaliyeed ay fiiro gaar ah u yeelan doonaan xiligani madaxweynaha maamulkaasi waxa uu kusoo kordhiyo siyaasada iyo horumarka dalka.

 

Hadaba Hoos Ka Daawo Video Dhameytiran Cuqaasha,Waxgaradka,Ganacsatada Iyo Dhamaan Bulshada ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle Oo Taageero Iyo Hambaly

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

You made more than two thread for Khatumo supporting Jubaland. What is up? Ma Xasanow nagu soo noqo oo na aqoon miyaa sheekadani? Khatumo origins have members in that new admin and they support fully regardless who should be elected..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this