Sign in to follow this  
Saalax

New May 18 hit song - Tagi Mayno Xamar Abid (We will never go to Mogadishu)

Recommended Posts

Saalax   

Wa la arka dee. Ma wasiir qaran ayaa SOL dhex warwareegi laha ama xagan joogi laha ila 2002gii. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

inoo wad sheekada adeer, ha ordin, iigana jawaab seed ku ogaatey inaanan aheyn wasiir, mida kale, wasiir Soomaali ah muxuu qaban lahaa, maxey qabteen kuwa hada Xamar jooga ama Hargeisa, soo un qaad ma cunaan, anigu hadaanan qaad cuneyn oon SOL dhax jooga maxaad iigu diidi, ii jawaab baan ku iri, car wakaasee aan kaa haro caawa, anaa ku kibriyey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Jawaabta wa lagu siiyay ee korkaga eeg. Facaga baad ka hiinistay, laakin adiga meesha iis dhigay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waxaan ku weydiiyey, adigu inta maxaad ka qabaneysaa?, hadaad ardey tahey maad ku mashquultid waxbarashadaada intaad Konforianska un ka hadleyso, tan kale waan isla garaney inaan khasaaro aheyoon halkan un joogo, ee adigu miyaad i dhaantaa, ii balbalaadhi sheekada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Anigu gormaan idhi arday baan ahay? Mise hawaada baad kala soo baxday tasi. I am a CAD technician, that is what I do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

CAD technician experiencygiisu noqotey Konfrurianska soo lagama fiicno, waxaad taqaano ama aad ku shaqeyso dadka uga faa'iidee oo si isku dhaan oo waqtigaaga ka faa'iideeso even by doing over-time or concentrating on your job, maxaad i dhaantaa aniga hada still stands, maadaama aan anigu wasiir ahey camalkii aan qaban lahaana ay institution la'aan i heyso adoo shaqo heysto maxaad halkan u joogtaa, ii jawaab waryaa, caawa meelna u carari meysid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

CAD technician iyo wararka siyaasadaba wa la isku wadi kara la yaab maleh haadu qofku

awoodo. Waxad ilowday CAD technician wuxu ka shaqeeya computerada marku sawiirayo 2D/3D

CAD Parametric Modeling drawings.The internet is available in break times or one's own time,

sasi suro gaal uu noqotay. Laakin wasiir baan ahay iyo SOL baan dhex wareegaya ila sanadkii

2002 labo iis leh maha. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Taas waan isla garaney oo wasiir lagu khasaarey ayaan ahey oo dadkiisa wax u qaban waayey like many other wasiiris, ee adigu break-timekaagu badanaa mise meeshuba shaqaba kuma heysid.

 

Waad aragta 12,000 kun oo posts ayaan leeyahay illaa 2002gii, adiguna illaa 2009kii 6,000 kun ayaad ku dhawdahey and most of it waa wada Konfurianska, kee baa shaqa la'aan ah labadeena oo lagu khasaarey, anigu waanba ogahye khasaaro ayaanahey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Different time zones for different SOLers. Mise waxay kula tahay qofku inu 24hr ku jiiro shaqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Adigu 24 hours waad fadhidaa ilamana ahan inaad shaqa heyso, waad noqon kartaa CAD technician, ee ka jawaab postyga kaa korreeya marka hore

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

2009 - 2013 5k-6 posts ma xuma, most SOLers who joined in 2008-2009 have about 10k posts.

Anigu malinkasta maso galo xagan, waxa laga yaaba weekgii ina maalimo so galo oo

wax siyaasad ku sabsan so dhigo. Adigu laakin on top of having 12 thousands posts ila

2002gii waad joogtay, waad ku gaboowday meesha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Haa, waan kugu raacsanahey, soo ma fiicno adiguna intaadan ku gaboobin inaad iskaga tagto meesha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Anigu kuma talo jiiro ina ku gaboobo meeshan. Waxan ku talo jiira ina wadanki mar dhow

ku labto oo hormaar badan kaso qabto dhuulkayga sasi sharaf ku jirta, haadi alleh idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waad fiicantahey markaa mar hadaad sidaa u fakareyso ood dooneyso inaad wadankii wax u qabato iyo dadkaaga, laakin inta aadan wadanka iyo dadka wax aadan u qaban ka hor, soo ma fiicna inaad baadhitaan isku sameyso nafsadaada aad ku falanqeyso shakhsiyadaada, waayo shakhsiyada iyo the characterka aad SOL soo bandhigto ilama ahan mid dal iyo dad wax u qaban karto, ma i fahantey adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this