Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Muqdisho Calls Hargeysa

Recommended Posts

Qormadaan kooban waa sheeko siyaasadeed maldahan oo telefoon ku dhexmartay Muqdisho iyo Hargeysa .

 

Hello Hargeysa waa Mantaantaada Muqdisho ,si fiican ma ii maqleeysaa.

- Hello Muqdisho waan ku maqlayaa laakiin waan Mashquulsanahay.

 

Hargeysaay Waa nagula soo maqan yahay ,mudo dheerna waa kala maqneen ee maxaad ku mashquulsan tahay ? Ma madaxbanaani raadis baad ku jirtaa, Ma marqaankiibaa kula fogaaday? ma waxaad tahay MOOGE mise micnaha waad iga maarantay oo GAROWE ayaad Xidid la tahay?

-Muqdishooy markaan maqlo magacaaga waan naxaa,mar marna waan farxaa,maxaa yeelay meelbaad iiga taal hadana midnimaad rabtaa,runtiina maalmahaan waad muuq muuqataa Aaw maa caleesh!

-Hargeysa waxay maah maah tiraah,MIRA GUNTIGAADA KU JIRA KUWA GEED SAARAN LOOMA DAADSHO,mar qudha isku day inaad fahamto mowjada aad had iyo goor igala saanqaadi kartid ee dhererkeedu yahay 1200 HD High Defination iyo barta aan ku leeyahay Facebook iyo Youtube adigoo ku baari karaya MAMU ama Ciwaanka noo gaarkaa ee HAWISA.

-Muqdishooy,Jaw dee maanta afkii WALANWEYNKAAD IGULA HADLEEYSAA ,Iga wale iyo bile Midh kama garan !

-Hargeysaay MAHEEY KA HOOGTAY WAA HALKAA ,hoowraartuna waxay tahay hadhoow heey oran ilama heysid,hawadaaduna yeey hog kugu ridin,hareerahaagana iska hubiyoo,hoos u eegoo,yaanan lagu hodin,HADAAD DIINA ,MARKA LAGU HA II HABAR WACAN.

-Muqdishooy,marxab marxab,micnaha ii balbalaari?

-Hargeysaay , Gaarisiyo Garowe waxay guluf ugu jiraan in Jigjigo iyo Kismaayo la isku xiro,kadibna nala godoonsho ? adna waxaad ila garan la da-hay MARKAAD GEEL DHAQATID BAA GAAWAHA LOO SOO CUSHAA,halkii aad i garab istaagi laheyd baad Guusheeyda u aragtaa guuldaradaada, ma waxaad ogeen inaan Kacaankii 21-ka sano ugu shirbay ,DALKAAGA DIFAACNA DIIDI MAA,HARGEYSA KU DUULNA DIIDAY TAA!

-Muqdishooy , maantaad ugu wacan tahay,maxaadse sidaan u midoownay ugu midoobi la dihiin?

- Hargeysaay {Call Box) Pay as you go ayaa nagu badan,Xaglatoosiye miiran baan dhalay laakiin magan allee maanta,MACBUUDKAAN KU DHAARTAY MEEL XUNBEEY IGA MAREYSAA,MAQAAR SAGAARO IIGA KAC MAAHEE,IIGA SIKO MALEH.

-Muqdishooy MARXABA IYO GUDOON,waa inaan deg deg u magacaawnaa GUDDI ISKU DHAFA OO KA KOOBAN DAL JOOWalaweyn my name is Mogadishu.

-Muqdishooy - No Waalaweyn any more like tii la mamnuucay ,marka laga reebo qiira jabaanka iyo xilliyada Marqaanku nagu xeeyraamo.

 

 

:D :D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this