Sign in to follow this  
xiinfaniin

Just In: Delegates will Elect Jubbaland State Leader

Recommended Posts

This is just a phase the city is going through. I am sure when things settle down, so will the property bubble. I remember how crowded the city became back in 1991 when we fled to the city from Xamar. We couldn't get a cariish let alone a house for the first 3 or 4 days and were out in the open.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good luck to the people of Juba, they deserve to have peace and prosperity. Who do you think will be the president? They have to choose wisely to insure the cooperation of all three provinces.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warbixin-Xagee marayaa shirka Jubooyinka/Gedo

 

Kismaayo–Pi–09 April 2013— Tan iyo markii la ansixiyey Dastuurka Jubaland, lana soo bandhigey calanka Iyo Astaanta Dowlada Jubaland, waxaa halkaas kusoo xirmy wajigii labaad, maalin ka dib waxaa bilowdey wajigii sadexaad oo ah qabanqaabada Doorashada Mdaxweynaha oo ay dooran doonaan shan boqol oo Ergo.

 

Shalay ilaa maanta waxa la diyaarinayay Ergooyinka dooranaya Madaxweynaha waxaana lagu wadaa beri oo arbaco ah 10 april.2013 in ay Ergada dooranaya Madaxweynaha ay diyaar yihiin.

 

Markii la diyaariyo Ergada waxaa bilaabanaya qabashada arjiyada musharixoonta oo ilaa hada inta lahubo ay jigaan 10 musharax, waxaa ka dib la dhagaysanayaa musharixiinta oo mid walba la siinayo wakhti kooban oo uu ku dul karayo sababta uu u doonayo inuu noqdo Madaxweynaha Jubaland, maalmaha soo socda waxaa lasoo gabagabeynayaa howlaha Diyaarinta musharixiinta.

 

Dabayaaqada Todobaadkaan waxaa si rasmi ah loo shaacinayaa maalinta la dooranayo Madaxweynaha, waxaana la qorshaynayaa in marka madaxeynaha l doorto maalmo ka dibna la soo bandhigo Xildhibaanada.

 

Howlahaan oo idil waxaa la qorsheeyey iney ku dhamaadaan labada usbuuc ee soo socda, sidasna Dowlada Jubaland ee Somaaliya ku dhlato iyadoo ay u dhanyihiin Madaxweyne, Dastuur iyo Baarlamaan, waa sadexda Hay’adood oo saldhiga u ah Dowladnimada, ka dibna Dowlada Jubaland sidaas ku bilowdo howleheed Dowladnimo iyo u adeegida Shacabka Jubaland.

 

Guusha laga gaaray Jubaland waxay tusaale u noqonaysaa Gobolada Koonfured ee Soomaaliya, taasoo macneheedu yahay in Gpbolku horumar Dowladeed gaari karo hadii dadka deegaanka faraha looga qaado dhulkooda si ay maamul u sameystaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this