Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Pm Saacid visits Jowhar, Middle Shabelle

Recommended Posts

Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray xarunta gobolka Sh/dhexe ee Jowhar.

 

Wafdiga oo uu ka mid ahaa wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed,wasiirka gaashaandhiga Cabdixakiin Fiqi,wasiir ku xigeenka Maaliyada Abuukar Shiikh Cabdi iyo xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa safarkoodu uu ahaa mid lugta ah iyagoo markii ay soo marayeen degmada Balcad ay kula hadleen shacab faro badan oo isugu soo baxay soo dhoweyntooda.

 

 

Wafdiga ayaa waxaa la geeyay beer ay ku yaalaan geed miroodka cambaha iyo seytuunka halkaas oo kooxo kala duwan ay ku soo bandhigeen ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka waxaana lagu wadaa in dhowaan uu Ra’iisal wasaaraha uu kula hadlo boqolaal ruux oo ku sugan beerta lagu soo dhoweeyey.Waxaana ra’iisal wasaaraha hakaa uu ku cabay caano geel oo markaas la soo lisay isaga iyo wafdigiisa,

 

Qudbada uu Ra’iisal wasaaraha ka jeediyo beerta waxaad uga bogan doontaan Jowhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this