Sign in to follow this  
Jacpher

Caruur iib loo waday oo lagu qabtay Puntland

Recommended Posts

Jacpher   

Published: March 20, 2013

 

Kn:Wax laga yaabo inaad baciidsato ama la yaabto maqal kooda laakiin kamid ah aafooyinka dahsoon ee dalku ku jiray dhawr iyo labaatankii sano ee dawlad la’aanta ahayd ayaa maanta waxay ciidamada amaanka ee Puntland gacanta ku soo dhigeen caruur ka kooban todoba gabdhood iyo laba nin oo ka soo afduubtay Koonfurta Soomaaliya.

 

Arinta muragada leh ayaa ah in caruurtani ay u dhaxaysay shan ilaa iyo todoba jir, isla markaana la tuhunsanyahay inay ragga lagu qabtay u iibgaynayeen mid kamid ah dalalka Carabta si ay uga ganacsadaan jirkooda.

 

Qudaadar ayaa lagu wadaa labada nin, halka gabdhihiina lagu wareejiyay wasaaradda Haweenka iyo Qoyska ee Puntland, sida uu saxaafadda u sheegay agaasimaha wasaaraddaasi, Cabdiqaadir Yuusuf Daahir.

 

Sida ay xaqiijinayaan laanta amaanka, gabdhaha waxaa laga soo qafaashay tuulada Xawaadleey ee degmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe.

 

Caruurta iyo afduubayaasha waxaa lagu qabtay kantaroolka Garoowe, jidka ooga baxa dhanka Laascaano ayagoo saaran gaari ku sii jeeday.

 

Arintani ma aha oo kaliya naxdin ee waa mid kimid ah masiibooyinka aynu ka dhaxalnay fowdadii iyo nadaamla’aantii ay ku naaxeen xaaraan quutayaasha, dhiigyacabka, naxariislaawe oo idil iyo kuwa qalbiga ka ingagay ee shilinka dhaafsanaaya wax kasta oo ay ahayd in laga sheexo ama laga sariigto.

 

Ma aha markii koobaad oo Puntland lagu qabto caruur laga soo afduubtay Koonfurta Soomaaliya, laakiin waxaa markani cusub qabashada caruur yaryar oo loo waday in jirkooda loo iibgeeyo dalal kale, kuwa soo afduubtayna ay yihiin isla Soomaali, hadii aynanba uga sii dhawayn.

 

F.G: Sawirka shaashadda kore ka soo baxaaya kama turjumaayo sawirka caruurta la qafaashay ee waa sawir aan mowduuca ku kabnay.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Not enough information to make one believe this story. What countries were they being sold to? How was it done? What route were the kidnappers taking to transfer these kids? Naga daaya dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

NGONGE;929192 wrote:
Not enough information to make one believe this story. What countries were they being sold to? How was it done? What route were the kidnappers taking to transfer these kids? Naga daaya dee.

Come Ngonge, are you really surprised? There's a serious market for African kids. they're more popular than a chihuahua in a coach bag :)

 

 

http://allafrica.com/stories/201204160616.html

 

http://www.guardian.co.uk/world/2013/feb/12/french-jailed-smuggle-orphans-chad

 

http://www.npr.org/templates/story/story.php?storyId=15770945

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^Indeed Underdog.

 

Ngonge..Kuhorahora si kwema :D This time really your audacity to question that..is absurd to say the least!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

NGONGE;929192 wrote:
Not enough information to make one believe this story. What countries were they being sold to? How was it done? What route were the kidnappers taking to transfer these kids? Naga daaya dee.

Sounds to me you are trying to learn how to be one of this child smugglers !;),

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^maxaa jira? i thought he was on your "likes" list...now who's mad :D

 

***Pardon me for hijacking the thread here for a bit***

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Ilaa Samankii nuux uun baan maqlayaa caruur baa la afduubtay....What is the benefit...Organ trade, Sexual slaves etc...I still wonder

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

raula;929264 wrote:
^^maxaa jira? i thought he was on your "likes" list...now who's mad
:D

 

***Pardon me for hijacking the thread here for a bit***

He is on that list;), but still couldn't help it

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ New adventure, you mean the oil, thanks for the wishes man asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

 

 

 

 

Ps: I haven't read the thread but being following JB through Qubqac(Somaliland's version of Twitter)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this