Sign in to follow this  
Ciyaal Facili

R/W Saacid oo Kismaayo Dhawaan Gaari Doona

Recommended Posts

Kismaayo(RBC Radio) Waxgaradka gacanta ku haya shirka maamul u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta shir ay kaga arinsanayaan sidii ay R/W Saacid ugu soo dhaweyn lahaayeen shirka Kismaayo ku yeeeshay magaalada Kismaayo Macalin Max’ed Ibraahim oo ah gudoomiyaha gudiga farsamada maamul u samaynta Jubaland ayaa sheegay in shirka maanta looga arinsaday dardar galinta shirka ka socda magaalada Kismaayo ee maamulka loogu samaynayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Kulanka maanta ay yeesheen hawlwadeenada shirka maamul u samaynta Jubaland ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo qaaday soo dhaweynta R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo lagu wado inuu gaaro magaalada Kismaayo maalinta sabtiga ah ee soo aaddan.

 

R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa la filayaan inuu la wareego hogaaminta shirka maamul u samaynta Jubaland ee ka socda magaalada Kismaayo wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in dowlada Soomaaliya iyo qabanqaabiyaasha shirka Kismaayo ay gaareen is afgarad buuxa oo ku saabsan doorka dowlada Soomaaliya ee shirkaas.

Dowlada Soomaaliya ayaa hore dhowrb jeer u cadeysay fikirkeeda ku saabsan shirka maamul u samaynta jubaland waxayna ku tilmaantay mid aan sax ahayn oo loo maray wado qaldan iyadoona gaashaanka u daruurtay balse waxaa hada muuqata in isfaham buuxa uu dhexmaray waxgaradka ku hawlan shirkaas iyo madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya.

 

RBC Radio

http://www.raxanreeb.com/2013/03/shirka-kismaayo-oo-la-qorsheynayo-in-hogaamintiisa-lagu-wareejiyo-dowlada-soomaaliya-rwasaare-saacid-oo-lagu-wado-inuu-gaaro-magaalada-kismaayo-maalmaha-soo-aaddan/

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^The PM will have a role, but he has neither constitutional authority nor the time to lead a grass roots conference that may take a month or so :D

 

Logic, logic and more logic is needed here

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Im not sure if you are serious. Im not angry at Kismayo conference never been. However i have concerns about the delegate allocation.

Kalil is heawyweight adeer and dont try to "little" him. :D

 

He and the pm will play their roles in building this admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

xiinfaniin;921587 wrote:
The government should work establishing a lasting peace in Mogadishu where hundreds of thousands have been uprooted, or Lowe Shabeele region where those with militia muscle are the dominant political forces in the expense of locals.

 

Kismayo has its owners deciding its fate. It is interesting it became a priority for the this young government. There is a sinister, usc like motive here awoowe, and a transparent one indeed.

 

It will not work.

 

Not so long ago you potrayed the Federal goverment as a USC entity and Saacid as their agent send by his wife. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa la filayaan inuu la wareego hogaaminta shirka maamul u samaynta Jubaland ee ka socda magaalada Kismaayo wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in dowlada Soomaaliya iyo qabanqaabiyaasha shirka Kismaayo ay gaareen is afgarad buuxa oo ku saabsan doorka dowlada Soomaaliya ee shirkaas.

They spent weeks peeling that orange only for Saacid to come out of nowhere and sit at the head of the table deciding who gets what? Mosh Macqool! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this