Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera

Recommended Posts

Odey   

Never in my life have I seen such lies being told with straight faces Subhannallah!. If you are planning to lie, at least tell a believable lie!.

 

The man they claim they detained is busy laughing at this and had no idea such lies were being told of him. I had to show him this thread to which he was quite shocked!.One other thing, the PM doesn't have a spokesman lol

 

ADMIN: please delete this Rubbish!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Odey stop crying, it happened. This is from your same pro Somalia websites.

 

 

Maamulka Hargeysa Oo Jeelka Berbera U Dhaadhicisay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliya Oo Transit Ku Ahaa Madaarka Berbera

Saturday, March 16, 2013, 10:13

 

Sida ilo wareedyo rasmi ahi shabakadda daldoon u xaqiijiyeen masuul sare oo ka tirsan maamulka Siilanyo ayaa shalay amray in Xabsiga la dhigo Cabdishakuur Cali oo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Somaliya oo kaga degay Madaarka Berbera diyaaradii uu la socday,halkaas oo xoguhu sheegeen inuu Transit ku ahaa.

 

Ilo wareedyadani waxay intaas raaciyeen in Cabdishakuur Cali yahay Af-hayeenka Xafiiska Madaxweynaha Somaliya, Transit ku ahaa Madaarka Berbera hase yeeshee ciidamada amniga Somaliland qabteen,jeelkana u dhaadhiciyeen.

 

Xadhiga Sarkaalkan ayaa sida hawl-wadeeno ka tirsan Madaarka Berbera shabakadda daldoon u xaqiijiyeen lagu xidhiidhiyey inuu ka yimi dusha sare amaba xagga Qasriga Madaxtooyada Somaliland siiba wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xoggo hoose oo daldoon heshay tibaxayaan in sarkaalkan la xidhay uu xidhiidh joogto ah oo xagga isgaadhsiinta la wadaagi jiray xilliyo hore balse maalmahan kala xidhiidh furteen oo uu sugnaanshahiisa madaarka uun uu ka war helay dabadeedna amray in la jacdadiyo oo la xidho!. hanababaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is another source

 

Wasiir kuxigeen ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Berbera

 

Share on facebookShare on linkedinShare on twitterShare on emailMore Sharing Services

 

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/shakuur Cali Mire ayaa muddo sacaado ay Ciidamada Somaliland ku xanibeen garoonka diyaaradaha magaalada Berbera, halkaasoo diyaaradii uu saarnaa Wasiirku ay Transit ku aheyd.

 

Sida ay sheegayaan wararka Wasiir kuxigeenka ayaa markii diyaarada ka soo degay ciidamada ku sugan garoonka ay hakad geliyeen, iyadoo markii dambe wada hadalo kadib ay sii daayeen, isla markaana diyaaradii uu la socday uu dib u soo raacay.

 

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta C/shakuur Cali Mire ayaa ka yimid dalka Ingiriiska, isagoo ka mid ahaa rakaab saarnaa diyaarad u soo socotay magaalada Muqdisho oo Taransit ku aheyd magaalada Berbera.

 

Somaliland ayaa waxaa ka mamnuuc ah dadka xilalka ka haya dowladda Soomaaliya, iyadoo siyaasiyiinta deegaanadeeda ka soo jeeda ee ku jira dowladda Soomaaliya ay ka soo saartay amar ah in aysan imaan karin deegaanadeeda.

 

Dhowaan ayay aheyd markii Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ay Taransit ku noqotay garoonka diyaaradaha Berbera, iyadoo qolka nasashada ee garoonkana ay kula kulantay siyaasiyiin reer Somaliland ah.

 

Idale News Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Saalax;927764 wrote:
Odey stop crying, it happened. This is from your same pro Somalia websites.

 

 

Maamulka Hargeysa Oo Jeelka Berbera U Dhaadhicisay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliya Oo Transit Ku Ahaa Madaarka Berbera

Saturday, March 16, 2013, 10:13

 

Sida ilo wareedyo rasmi ahi shabakadda daldoon u xaqiijiyeen masuul sare oo ka tirsan maamulka Siilanyo ayaa shalay amray in Xabsiga la dhigo Cabdishakuur Cali oo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Somaliya oo kaga degay Madaarka Berbera diyaaradii uu la socday,halkaas oo xoguhu sheegeen inuu Transit ku ahaa.

 

Ilo wareedyadani waxay intaas raaciyeen in Cabdishakuur Cali yahay Af-hayeenka Xafiiska Madaxweynaha Somaliya, Transit ku ahaa Madaarka Berbera hase yeeshee ciidamada amniga Somaliland qabteen,jeelkana u dhaadhiciyeen.

 

Xadhiga Sarkaalkan ayaa sida hawl-wadeeno ka tirsan Madaarka Berbera shabakadda daldoon u xaqiijiyeen lagu xidhiidhiyey inuu ka yimi dusha sare amaba xagga Qasriga Madaxtooyada Somaliland siiba wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xoggo hoose oo daldoon heshay tibaxayaan in sarkaalkan la xidhay uu xidhiidh joogto ah oo xagga isgaadhsiinta la wadaagi jiray xilliyo hore balse maalmahan kala xidhiidh furteen oo uu sugnaanshahiisa madaarka uun uu ka war helay dabadeedna amray in la jacdadiyo oo la xidho!. hanababaray.

Ok, now you secessionists are quite confused. Can you all get together and decide which "individual" you detained?. First you claimed that you detained the deputy Minister of Information posts and Telecommunication of the Federal Government of Somalia and you claimed he was the prime Minister's spokesman, a COMPLETE LIE as I spent the afternoon with the man and he hadn't been to Somaliland before!.

 

Now in your latest post above you claim that it is yet another person whoc this time is the President's spokesman!!!!.

Do us a favour, go back to Adeer Silaanyo, tell him to convene an emergency meeting and decide on which person they wish to claim they

detained!, we in Mogadishu are quite amused by this loll

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Your claims have no basis and no matter what obscure website you quote which are simply rehearsing the rubbish from your Somaliland websites the news is still FAKE!. The good minister has no reason to lie and yes he has been in Mogadishu for the past week!.

 

Ok your colleague above claims it is the President's spokesman and you xaaji claim it is the Prime Minister''s spokesman .Both leaders do not have such posts in their offices, something you obviously have no knowledge of!. FAKE is FAKE. Trying to be relevant is one thing, but this is SAD!

Share this post


Link to post
Share on other sites

What seriously what are we now arguing now about whether he is the Goverment spokesmen or a mere deputy minister for information, His name is abdishakuur that's his name. And why do you think Silaanyo cares about this and is in this , the President of Somaliland doesn't keep him self busy with airport security , hellow this is not Somalia. We sure know he spoke for your goverment several times read this now if he is not the spokes men why is he speaking for the government? All in all i do not really care whether he is a Minister deputy Minister speaks for General Bahuku or Saacid. He was detained and than deported end of story i think he learned his lesson.

 

 

Dhagayso:- Cabdishakuur Cali Mire oo Saxaafada oga Warbixiyay Kulankii Gollaha Wasiirada

Feb 2, 2013 - 1 Jawaab

 

Waxaa Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Kulankii Todobaadlaha ahaa ee gollaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasoo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

 

Markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa waxaa Saxaafada la hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdishakuur Cali Mire, wuxuu sheegay ugu horayntii in warbixin looga dhagaystay Wasiirka Khayraadka dalka Mudane C/risaaq Maxamed oo dhawaan shir oga soo qayb galay dalka Turkiga looga hadlayay arimaha dhirta iyo deegaanka.

 

Sidoo kale Wuxuu sheegay Wasiirka in warbixin laga dhagaystay Wasiirka Howlaha guud Muxyadiin Maxamed Kaalmooy waxaana uu ka warbixiyay Wafdi ka socda dowladda Ciraaq oo dhawaanahaan booqasho ku joogay Soomaaliya dhawaana uu kulamo la qaatay, sidoo kale waxaa warbixin ka jeedisay Wasiirada adeegga bulshada Drs Maryam Qaasim oo dhawaan shir looga hadlayay hooyada iyo dhalaanka oga soo qayb gashay dalka Isku taga Imaaradka Carabta.

 

Wasiirka arimaha gudaha ayaa sidoo kale waxaa laga dhagaysatay warbixin ku saabsan maamul samaynta gobolada dalka deegaanada ay dowladdu gacanta ku hayso.

 

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire ayaa sheegay sidoo kale in la isku soo qaaday hoos u dhaca ku yimid Dollarka waxaana arintaasi ka hadlay Ra’iisul Wasaaraha oo ku dheeraaday sida loogu baahanyahay in wax looga qabto sara u kaca ku yimid Dollar.

 

Hoos ka dhagayso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;927768 wrote:
Oday saaxibka is giving you a brave face ma cid ba odhan lahayd wala ii xidhay:D

 

 

:D

 

Indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odey;927772 wrote:
Your claims have no basis and no matter what obscure website you quote which are simply rehearsing the rubbish from your Somaliland websites the news is still FAKE!. The good minister has no reason to lie and yes he has been in Mogadishu for the past week!.

 

Ok your colleague above claims it is the President's spokesman and you xaaji claim it is the Prime Minister''s spokesman .Both leaders do not have such posts in their offices, something you obviously have no knowledge of!. FAKE is FAKE. Trying to be relevant is one thing, but this is SAD!

Are you saying he never left Mogadishu war halkaa maad ka noqon?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Abdishakur Ali Mire is a Deputy Minister of Information and is not a spokesman. He was addressing the Media in his capacity as a Minister.

He has not Visited Somaliland before and has no plans to do so. In Short You LIED, admit it and move on, the more you claim a lie is true which it won't , the more SAD and pathetic you all look.

 

Now, can you verify your claims from any source other your obscure rubbish syndicate websites of Somaliland which no doubt you fed this rubbish to? FAKE!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this