Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Canbuulo Malaguu Biisaa??

Recommended Posts

Salaan...

 

Sheekadaan qaarkiin waxaa laga yabaa inee aqriyeen mise maqleen, tii ama kii maqley caadi dhaha hee. Kii ama tii maqlinlina, waa tanaa iyadoo biis eh.

_________________

 

Xariifkoo abuu reer jacburis eh aa Xamar soo galey. Ileen safar uu ka imadee, baahi aa ku dhagneed. Duhur ay ahayd. Mayaaqayadii ugu horeysay uu galey. Abuu Jacburis canbuulo kuleel uu dalbadey. Canbuuladii uu jig ka siiye. Markii uu dhameeye oo kistii ugu danbeeysay maraayo uu waxuu maqley kuwoo agtiisa fadhiyo oo baasto cunaayo oo biis, biis kuhaayo. Kuwii baasto iyo hilibkood oo biis aa loo keeney. Abkoow Abuu Jacburis waxuu u qaatey in Xamar baastada loogu yaqaano biis, ee intuu gacanta taagey uu asagana biis dalbadey. Kabalyeerigii oo xiimaayo aa saxan kale oo canbuulo galeey eh u keeney. Intii isku yax yaxay, uu canbuuladiis labaad oo cuni karin kasaarey. Calool dibir dheh. redface.gif

 

Habeenkii labaad, Abuu Jacburis waxuu is dhahey Xamar intii joogtid ka faa'ideyso. Ee bas marka, habeenkii labaad uu shaneemo galey. Meesha habeenkaas Jakeey Jaan {Jakie Chan} aa ka socdey, markii meel fiican mareyso aa dadkii oo dhan halmar qeyliye oo ku ciliyeen, 'biis, biis, biis!!!' Abuu Jacburis biis luu maqlee iyo waxuuna xasuustaa sheekadii shalay ku dacday, waa soo boodey. Saan madhahaayo hee: "Ilaaheygiin mataqaniin, biiska kale naga daaya walaaliyaal. Canbuulo kale cuni meene hada." Abuu Jacburis canbuulo iyo biis iskumid uu ka dhigey.

 

Adduun caleeg dheh.

_________________

 

Ah, truth must be told. It also happened to me. Yes, a similar, yet a different kinda version story happened to me two years ago.

 

It was in Koronto back in the year of 2000. I was new to this city. And me being a little jinoole, waxaaba iska dhigaayi xoog inii kula qabsado. So, one day with a very friend--who used to live in Koronto a couple months prior I came around--aa maqaayad isku raacney, and only one day aa joogey Koronto. Bas marka saxiibkaan waxuu dalbey saxan bariis oo oo markii laba qof mise kabadan isla cunayaan, saxankaas bariiska reer Koronto waxay ugu yaqanaan isboortis. Maalintaas saaxiibkeey aa dalbey, oo caadi ayba ahayd. So, the next day, I went to the very same maqaayo and me assuming the aqiyaar thought; thinking what the heck, maa dalbatid isboortis. Isboortis waxaa u qaatey inii magaca bariis loogu badaley bo. Mise ha yaraado mise ha badnaado. Marka five minutes ka bacdi, waxaaba arkaa saxan weeeeeeeeeeeeeeeyn oo SAB camal meesha la isoo hordhigey kaligeey. And I was like :eek: :eek: :eek: What the heck is this???!!! Kabalyeerigii meesha ka shaqeynaayi aa i dhahey, 'Ee, adi ma dalbaninoo isboortis?' Ar inii hofseed {offside} galo marabin nooh, ee si reer beysaanimo camal aa iskaga saarey. Ee markaas aa ku dhahey, "Duqa, yes, anaa dalbadey ee saxiibkeey inii imaanaayo aa u maleeye, lakiin wali ma imaan ee hada iska dhaaf isboortiska ee kusoo badal bariis hal saxan oo yar." Maxaa yeeley saxankaas oo badar intee geyn lahaa hee, hofseedna marabin yaqeey.

 

Ar saas aa ugu baxay. Ee aqiyareey reer baadiye mise reer magaal iskumid lee la yahey, wixii nagu cusub hadii Soomaali nahey xoog inaa ku barano aa jecelnahey. Nasiibdaro, mar mar xoogaas masaconeyso.

_________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baydan   

Looooooooool tell me about it..

 

Have you ever given the bus driver $1 while the bus fare is .55c and told him to keep the change? LOOOOOOOOOOl that's what I did..everybody in the front seats was laughin..DAMN, dont remind them days..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maskiin damn' brotha..lol Isboortis maadan aqoonin miyaa.. :) i can't believe ya...ileen waxaa iska eheed midkoo' reer baadiyee 2 years ago' lol ...Thnxs 4 sharin' the laught with us..it was helerious ;)

 

Baydan lol 'keep the change' what ya thought' he'll give ya a change back lol'..damn'woman'..i'm sure ya add a confidence face when ya say that 2 haha...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maskiin damn' brotha..lol Isboortis maadan aqoonin miyaa..I can't believe ya...ileen waxaa iska eheed midkoo' reer baadiyee 2 years ago' :D ...Thnxs 4 sharin' the laught with us..it was helerious ;)

 

Baydan lol 'keep the change' what ya thought' he'll give ya a change back lol'..damn'woman'..i'm sure ya add a confidence face when ya say that 2 haha... :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this