Sign in to follow this  
Macallinka

Kismaayo: -Aw-Libaax oo eedeeyey Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig

Recommended Posts

Gudomiyaha Ahlusunna Gobolada Konfureed Sh Maxamed Aw-libaax ayaa waxaa uu marki ugu horaysay ka hadlay Ciidan dhawaan soo garay Magaalada Kismaayo islamarkana qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Jubboyinka ay ku sheegen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

 

Gudomiyaha Aw-libaax ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamadaani ay yihiin Ciidamadii dowladda Soomaaliyeed ee loogu talagalay Jubbaland loo soo tababaray ee Kenya lagu soo tababaray Islamarkana ay ku soo dhaqaaqeen Amar rasmi ah oo ay ka heleen Saraakisha Ciidamada.

 

Sh Maxamed Aw-libaax ayaa waxaa uu intaasi ku daray in manta ay wada hadleen Masuliyiinta Maamulka kmg ah ee Kismaayo iyo saraakisha Ciidamada Amisom islamarkana ay isla garteen in Ciidamadani ay gudaha galan Magaalada Kismaayo kana qayb qataan sugida Amaanka Kismaayo.

 

Dhanka kale Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed Sh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax ayaa waxaa dhaleeceyn dusha uga tuuray Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo Ciidamada Rasmiga ah ee Jubbaland ku tilmaamay in ay yihiin Argagixiso,

 

"Waxaan aad uga xunahay hadalka ka soo yeeray Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo gaf weyn u gaystay Ciidamada mudada sanadaha ah duurka ugu jiraay sidi Gobolada Jubboyinka iyo Gedo uga xoreyn lahayeen kooxda Al-Shabaaab"

 

Xildhibaan Cabdirashiid Xidig waxaan ka dalbanaynaa in uu raaligalin ka bixiyo hadalka ka soo yeeray ee uu ugu gafay Ciidanka Jubbaland waxaanu lenahay Xildhibaan horseed ha u noqon burburinta iyo kala daadinta Shacabka Jubbaland.

 

Ugu danbeyn Gudomiyaha Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Konfureed ayaa waxaa uu sheegay in ay bari ku soo wajahaan yihiin Dagmada Doolow ka dib na ay u soo ababixi doonan Magaalada Kismaayo.

 

Maxamed Cabdi Cali

Garbahaarey, Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aw-Libaan is talking nonsense. His attempts are nothing more than to gain confidence from reer Gedo as he failed in his attempt to get them on board which greatly damaged his stature and influence within reerka. He needs to come clean and decide whether reer Gedo want Jubbaland admin created or not? Its simple, you can't be in and out or half-half, qaybaa taageersan qaybna waa kasoo horjeedaan, WTF, isa soo raaca ama wada diida wax kadhaxeeya majiro karto.

 

Also Aw-Libaan is wrong on the issue of this militia coming to Kismayo. This move is nothing but an act of war, how can you send forces to a city where is controlled by other forces and admin without their permission, that's hala is dagaalo oo cad. Its like Sheikh Shariif sending forces to Mogadishu without Hassan Culosow knowing or the former Puntland president sending his forces to Garowe and Bosaso without Farole's permission, that's nothing but a declaration of war.

 

Ahmed Blacky and Raaskambooni did not fight reer Gedo and they did not take the city of Kismayo from reer Gedo. He fought against Alshabaaab and they took the city from Alshabaab, if reer Gedo want to fight Ahmed Blacky and his forces ha cadeestaan kolay waa iska cadahay mar hadee ciidan Gedo kakeeneen inay dagaal rabaan. We will see where the end of this be...

 

However, Aw-Libaan needs keep his mouth shut if he cannot influence his community. Reer Gedo lagama aqbalaayo inay meelna hub iyo ciidan keenaan si magaalada dagaal looga rido meelna dhahaan Maamulka Jubbaland ayaan dhisaynaa, it doesn't add up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Gedo Kismaayo kama xigtaan. Nabad iyo si simen aan wax ku kala qaybsano , hana dadagina, hala xoreeyo gobalka intaas unbaan leenahay. Joojiya gurbaanka colaada iyo HAG this HAG that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this