Sign in to follow this  
The Zack

Saacid visits his former hometown

Recommended Posts

Gabbal   

Dhusa-Mareb hasn't really belonged to Sacid's clan for about 35 years now even during Barre days. Most of its original inhabitants left for Mogadishu and the south. The rest moved in land to Caabudwaaq which was merely a water rest stop just 25 years ago but is now the largest town in the Galgaduud region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

nuune;923923 wrote:
Rufica alqalamu waa ficil majhuul, yacni faacilkii falka sameenayey war looma hayo micnaha waa saas ama intii la iska soo gaabsadey ayaa laga kaaftoomey in la mention-gareeyo faacilka, markan oo kale ficilka majhuulka waxaa loogu yeeraa oo kale naa'ibul faacil, inta badan ficilka majhuulka wuxuu ku mabnisanyahey fatxa, laa maxxalla lahaa minal icraabi,

 

war ha igu kicin waa horaa iigu dambeysay adduunyadan waanba iska jubboodaa kolkay xaraartada igu kacdo

 

 

lool@looking forward to Friday, waryaa reer dhisan inaan dumiyo ma doonayee howsha si cambeysan u wad hana noqon biciid gaajeysan

Yacni waa passive voice miyaa? Majhuul = La jaahileeyay, aan la garaneyn, la qarshay? Sarfiga ma akhrisatay horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Si fiican sxb anoo waxaan xasuustaa odayaal da' ah dhax fadhiisan jirey anoo wiil yaroo kurey ah oo 12 jir ah, isagaanba ka jeclahey Naxwaha, laakin adoon Naxwana soo marin Sarfi uma tallaabi kartid waa habeenkii oo xaay tagey,waa adoo dhahey camal weesa qaadashada waxxaan ka bilaabaa qadaadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOOOOOL

 

Inuu adag yahay waxaan gartay markaan arkay sheekha naxwaha noo akhriya oo nin kale ka akhrisanaya sarfiga :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooooooooooooooooz Innaa Lillaahi, wey dhacdaa, labaduba wax isku shaqa ah ma ahan,oo kan idiin akhriya ma kuwii jeega-xiirka ahaa oo sheikhyada youtubeka isku badalay baa

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOL@Youtube Sheekhi's. Kuwaas waa aniga ninyahow :D

 

Maya waa Sheikh caan ah hadaan kuu sheego inaad garataa laga yaabaa, Somalidu aad bey u taqaanaa. Sheekheygu waa Xanbali dadkan la yidhaahdo wahaabiyada. Midka Sarfiga u akhriya waa Suufi LOL. Suufiyadu sarfiga iyo alfiyada bey aad u yaqaanaan baan u maleen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Anigu Suufi baan ka akhristey naxwaha iyo sarfiguba, early 90skii ayaan akhwaan muslimiin arooskiisa eeyaa la qalaa ahaan jirey camal

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOOOOOOL@eeeyaa la qalaa. Waan xusuustaa. Akhwaankana waxey odhan jireen..Hooyaday meher laguma qabin waa in dib loo meheriyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wiilal xamaasadeysan bey ahaayeen sidooda kale ma xumeyn, anigu mid baan feer kala daalay intuu nagu yidhi kabaha ayaa lagu tukadaa, I don't mind siiradaan xataa ku akhristey in lagu tukan karo waqtiyada qaarkood, balse this y wuxuuba la soo boodey kabaha ayaa lagu tukan karaa all the time, intaan dhuundheerta ku soo dhagey saan feer ugu wadey ayuu sanka ka dhiigey, jailkaa la i dhigey for 4 hours.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

:D :D :D Cashir baad u dhigtay xariifka.

 

Aniga hadda kabahaan ku tukadaa everyday at work. Ar maad i feedhaa LOL. Somalia diinta si fiican 1990's bey usoo gaadhay walee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this