Sign in to follow this  
Abwaan

Dowlada oo dhul horleh kala wareegtay Al-shabaab

Recommended Posts

Abwaan   

25. februar 2013

 

 

Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo is garab sanaya ayaa maanta la wareegay degaano hor leh oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.

 

Abuukar C/laahi Isxaaq “Al-Cadaala oo ah Gudoomiyaha degmada leego oo la hadlay warbaahintab ayaa sheegay in ciidamada dowlada si nabad galyo ah ay kula wareegeen deegaanka jameeco oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.

 

Gudoomiyaha ayaa ka gaabsaday in ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ay ku sii jeedaan dhanica degmada buur hakaba ee gobolka bay isagoona tilmaamay arintaasi in ay ka war bixin doonaan saraakiisha ciidamada ee aaga dagaalka ku sugan.

 

Xiriiro aynu la sameynay saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ee gobolka shabeelada hoose ayeysan inoo suura gelin.

 

Al-shabaab kama aysan hadlin guulaha ay dowlada sheeganayso.

 

 

 

 

 

 

Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge, Didn't you accuse president Hassan of assisting Al-Shabab? Then why are his forces capturing more areas previously controlled by Al-Shabab? And as you can see the source is allpuntland....oops I forgot the one you co-edit was Puntlandi.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Raamsade;921596 wrote:
Nin la baxay magaca "mooge" warkiisa dheg loo ma taago.

Wasn't it "Dheg jalaq looma siiyo"? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Haatu, not in my neck of the woods. And that makes no sense whatsoever. Why would your ear make drip (jalaq) sound? No boy, just say the way I do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa xaqiiqo ah in al-Shabaab iyo kuwa la hal maala uu ilaahey raali ka aheyn maxaa yeeley maalin waliba dhul ayaa lagala wareegayaa...!

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ee diinkooda jecel kula talinayaa ineey iska qabtaan kooxdan Khawaarijta ah ee ka soo hor jeeda kitaabka Alle iyo Sunnada Nabi Muxammad (SCW).

Waxaa muuqata in maalmaha u harey al-Shabaab iyo asxaabteeda la tirin karo!

Ilaahoow Soomaalida ku guuleysii ineey ineey al-Sababab wadanka ka saaraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Raamsade;921613 wrote:
Haatu, not in my neck of the woods. And that makes no sense whatsoever. Why would your ear make drip (jalaq) sound? No boy, just say the way I do.

And does a person stretch his ear? :D Naga daa sxb waxba iskuma haysidee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Haatu, stretch? Dheg u taag means to do what animals (prey) do when they sense predators around. Ever watched National Geographic/Discovery Chanel? You don't know what you missing! Currently, I'm engrossed in David Attenboro's Africa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this